Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid Oo ka hor jeediyay Khudbad Shirka Golaha Loo Dhanyahay Ee Q.M

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid Oo ka hor jeediyay Khudbad Shirka Golaha Loo Dhanyahay Ee Q.M
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ka qeyb galaya shir madaxeedka Qaramada midoobay islamarkaana xalay khudbad ka jeediyay ayaa ka hadlay waxqabadka Dowladda iyo qorshayaasha dowladda ay ku dooneyso horumarinta iyo xasiloonida dalka.

Ra’isul wasaaraha oo khudbadiisa eheyd mid dheer oo si qoto dheer uu kaga hadlay marxaladooyinkii dalka uu soo maray halka maanta aynu joogno iyo hiigsiga mustaqbal ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku tilaabsatay horumaro aan la soo koobi Karin oo ay ka gaarta la dagaalanka argagaxisada, gaarsiinta dowladnimada gobolada, dhaqan galinta xuquuqul insaanka, tayeynta ciidamada, iyo arrimo kale.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

“Soomaaliya hada waxay leedahay wijigii horey loogu yaqiinay wax ka badalan oo soo bidhaaminaya mustaqbal wanaansan, waxaa dalka ka dhacday 2012-kii doorasho xor ah oo uu madaxweynaha talada haya uu kula wareegay si demoqraadi ah madaxweynihii horena uu si demuqraadi uu talada dalka uu ugu wareejiyay mudane Xasan Sheekh Maxamuud taasi oo wax qariib ku ah wadamada Africa” Ayuu Yiri Ra’isul Wasaare Cumar.

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta xoojinta dowladnimada iyo ciribtirka argagaxisada oo caadeystay leynta iyo dabar goynta Umadda Soomaaliyeed oo wax badan lagaga guuleystay.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

NISA Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeysay Inta U Dhexeysa Muqdisho Iyo Afgooye

Next Post
Ciidamada ammaanka oo saaka howlgallo ka wada Muqdisho.

NISA Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeysay Inta U Dhexeysa Muqdisho Iyo Afgooye

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In