Wednesday, April 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maareeye “Waxaan ku dadaali doonaa wariyeyaasha xiran sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen” Dhageyso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasiir Maareeye: “3-da May awgeed waxaan hambalyo u dirayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka Warbixiyay kulamo uu dalka Kenya kula soo qaatay qaar ka mid ah  hay’adaha taageera Soomaaliya, isgoo dhanka kale ka hadlay xariga Wariyaasha Universal TV.

Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Mareeye” oo maalmahaan safara shaqo ugu maqnaa dalka Kenya , isla markana maanata dib ugu soo laabatay dalka ayaa markii uu kasoo dagay gagida diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde waxaa ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah  agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda Wafaarinta iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee BJFS oo la kulantay Xildhibaanada Haweenka Soomaaliya u matala EAC

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee BJFS oo la kulantay Xildhibaanada Haweenka Soomaaliya u matala EAC

April 15, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo Warbaahinta Qaranka kula hadlay gudaha garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa sheegay in mas’uuliyiinta hay’adaha uu la kulmay ay isku afgarteen waxyaabo badan oo ay ka midtahay inay xoojiyaan taageerada ay siinayaan Soomaaliya.

“Sii xoojinta xiriirka kala dhexeeya Soomaaliya iyo hay’adaha aan la kulmay ayaan kaga wada hadalnay, waxaana si gaar ah isku afgaranay horumarinta Warbaahinta dalka,

Wasiir Maareeye oo ka hadlayay xariga Agaasimaha Universal TV ee Soomaaliya Cabdullaahi Xirsi Kulmiye iyo Cawil Daahir Salaad ayaa sheegay in falka lagu xiray uu dhacay isaga oo dalka ka maqan, isla markaana xogwareysi uu la yeelan doono hay’adaha amniga iyo madaxda Wasaaradda, isla markaana uu xooga saari doono sidii ay ku heli lahaayeen xuquuqdooda dastuuriga ah.

Halkan ka dhageyso 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/10/Wasiirka-Warfaafinta-oo-ka-hadlay-socdaalkiisa.mp3

 

Previous Post

Carruur darbi jiif ah oo xalay laga soo uruuriyay degmooyinka gobolka benaadir

Next Post

Israa’iil oo Falastiiniyiinta u diidday booqashada Masjidka Al-Aqsa

Next Post
Israa’iil oo Falastiiniyiinta u diidday booqashada Masjidka Al-Aqsa

Israa'iil oo Falastiiniyiinta u diidday booqashada Masjidka Al-Aqsa

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee BJFS oo la kulantay Xildhibaanada Haweenka Soomaaliya u matala EAC

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee BJFS oo la kulantay Xildhibaanada Haweenka Soomaaliya u matala EAC

April 15, 2026
0

Xildhibaanada haweenka ah ee ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), oo ay hoggaamineyso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah...

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In