Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Oo Socdaal Ku Maraya Deegaanadii Dhawaan Laga xoreeyay UGUS Ee Gobolka Bakool

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Bakool Oo Socdaal Ku Maraya Deegaanadii Dhawaan Laga xoreeyay UGUS Ee Gobolka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi balaaran oo uu horkacayo Guddoomiyaha Gobolka Bakool Mudane Maxamed Cabdi Maxamed (Tool) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa saaka waxay ka ambabaxeen Magaalada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool, iyadoo ujeedka safarkooduna uu yahay in xaqiijiyaan ama ay ukuur galaan xaaladaha Amni iyo mida bini’aadannimo ee ka jirta Gobolka Bakool.

Waxayna booqan doonaan Degmooyinka Gobolka Bakool iyo Dhamaan deegaanadii dhowaan lagala wareegey Maleeshiyaadka Al-shabaab, safarkaan ayaa key soo beegmayaa xilli ciidamada qalabka sida ee Dowlada federaalka Soomaaliya iyo ciidamada midowga Afrika ee Amisom ee kasocda Dalka Itoobiya ay wadaan howgalo ka dhan ah UGUS oo lagu xaqiijinayo furitaanka wadooyinka soogala Gobolka Bakool, wallow ay jiraan qaar horey loogu guuletstey oo hada gawaarida ganacsiga ay sitoos ah u isticmalaan taasi oo wax kabedeshey sicirbararkii kajirey suuqyada magaalada xuddur waana guul usoo hooyatey shacabka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Mudane Tool ayaa warbaahinta u sheegey in safarkoodu uu cadeyn u yahay in ammaanka gobolka uu yahay mid la isku haleynkaro isagoo Hay’adaha samafalak ugu baaqey in ay gargaar bani’aadanimo la soo gaaraan shacabka ku dhaqan Gobolka Bakool oo colaado iyo abaaro ay ladegeen.

Previous Post

Dad Uu Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Dhigay Isbitaalka Jowhar

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Nairobi Kula Kulmay Safiirka Dowladda Sweden Ee  Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Nairobi Kula Kulmay Safiirka Dowladda Sweden Ee  Soomaaliya

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Nairobi Kula Kulmay Safiirka Dowladda Sweden Ee  Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, oo la kulmay Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, oo la kulmay Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In