Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobabka deyrta oo xalay ka da’ay Beledweyne

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobab lagu diirsaday ayaa xalay waxaa ay ka da’een deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo ay ku jirto magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Wariyaha gobolka Hiiraan ugu soo warama warbaahinta qaranka C/shakuur  Cismaan Cali oo saaka soo maray qeybo kamid ah magaalada ayaa soo sheegaya in uu arkayay shaqaalaha dowladda Hoose oo howlo nadiifin ah ka wada bulaacadaha biyaha mari jireen oo xirmay.

Related posts

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

February 4, 2026
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

February 4, 2026

Duqa magaalada Beledweyne Cumar Aadan Deeqow oo wariyaheena kula kulmay gudaha magaalada ayaa u sheegay in roobabkii xalay ka da’ay magaalada Beledweyne aysan jirin wax dhibaato ah oo ay gesteen, isagoo shacabka ku dhaqan magaalada ku amray in ay ku dadaalaan nadaafadda maadaama xilli roobaad lagu jiro.

Cumar Aadan Duqa magaalada ayaa sidoo kale sheegay in ay u diyaar garoobeen haddii fatahaad ay ku timaado magaalada isla markaana xaafad kasta meel ka baxsan magaalada u diyaariyeen.

Previous Post

Wasiirka warfaafinta oo ka hambalyay munaasabadda maalinta calanka

Next Post

12-ka Oktobar waa maalin ku weyn quluubta muwaadiniinta Soomaaliyeed “Dhageyso”

Next Post
12-ka Oktobar waa maalin ku weyn quluubta muwaadiniinta Soomaaliyeed “Dhageyso”

12-ka Oktobar waa maalin ku weyn quluubta muwaadiniinta Soomaaliyeed "Dhageyso"

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

February 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Geedi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray xubnaha dhawaan loo doortay Guddoomiyaha,...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

February 4, 2026
0

Muqdisho, Febraayo 04, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hoggaamiyay munaasabad lagu...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa ka qeyb galay kulan rasmi...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

February 4, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 04 Febraayo 2026 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In