Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo la filayo in maanta uu booqasho ku tago Beydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo taliyeyaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska kula dardaarmey dardargelinta hawlaha amniga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay booqasho ku magaalada Beydhabo ee Xarunta gobolka Bay, halkaasi oo si dar dar leh ay ugu socoto soo xulista Xildhibaanada uu yeelanayo maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Qeybaha kale duwan ee magaalada Beydhabo ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee magaaladaasi kuwaasi oo diyaar garow ugu jira sidii ay u soo dhaweyn lahaayeen madaxweynaha Dalkam waxaana halkaasi ka soconaya qaban qaabadii ugu dambeysay ee Soo dhaweynta madaxweynaha.

Related posts

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo maanta lagu qabaayo Muqdisho

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo maanta lagu qabaayo Muqdisho

February 4, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026

Madaxweynaha ayaa inta uu joogo Beydhabo waxaa uu  booqan doonaan xaruumaha maamulka Koonfur galbeed, iyadoo sidoo kale kulamo uu la qaadan doono odayaasha dhaqanka,mas’uuliyiinta maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo uu kala hadli doono xoojinta Dowladnimada iyo dar  dar galinta horumarinta maamulka.

Ammaanka magaalada Cadaado ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana lagu arkayaa wadooyinka Waaweyn ee magaalada Beydhabo Ciidamo si aad u feejigan oo xaqiijinaya ammaanka, waxaana magaaladaasi maalmihii u dambeeyay gaarayay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Wasaradda Warfaafinta oo gaaray Khartoum “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo maanta lagu qabaayo Muqdisho

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo maanta lagu qabaayo Muqdisho

February 4, 2026
0

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka ayaa goordhow ka bilaabaneysa magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In