Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo la kulmay dhiggiisa Dalka Sudan ”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo la kulmay dhiggiisa Dalka Sudan ”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirazaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa kula kulmay Magaalada Khartoum ee Caasimadda Dalka Suudaan Dhigiisa Dalka Suudaan Mudane C/maajid Haaruun Cabdimaajid.

Kulankaas oo ka dhacay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Suudaan ayaa waxa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Wakaaladda Wararka  Soomaaliyeed ee Sonna Axmed faarah Gaatamow, Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdulaahi Sheekh Cabdulaahi Haybe , iyo Uqaybsaha Warfaafinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Mudane Fiidow Maxamuud Fiidow.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Kulankan ayaa waxa ay labada Mas’uul ka wada hadleen sidii labada dhinac isku waydaar sanlahaayeen khibradaha midkasta uu leeyahay iyo in dib loo howl galiyo hishiis u dhaxeeya labada Dowladood gaar ahaan Wasaaradaha Warfaafinta Soomaaliya iyo Suudaan kaas oo la saxiixay sanadka markuu ahaa 2007.

Sidoo kale waxa ay Wafdiga Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ay kulan la qaateen Goloha Warbaahinta Dibadda oo hoos taga wasaaradda Warfaafinta Dowladda Suudaan iyagoo arimo badan kala hadlay iyo sida uu u shaqeeyo golohaas.

Waxa ayna labada dhinac isku raaceen in maalmaha soo socda ah hishiiskaas fulintiisa ay qalinka ku duugaan si dhawaan loo bilaabo in la dhaqan galiyo Hishiiskaas oo Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya faa’ido badan ugu jiraan.

Wafdiga ayaa khartoum ku sugnaan doona muddo isbuuc ah si ay kulama kale ula yeeshaan howlaha booqashadooda quseeya.

Bahlawi

1 2 3 4 5 6 7 8 9 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirka wadatashiga oo maanta la soo gebagebeeynayo

Next Post
Shirka wadatashiga oo maanta la soo gebagebeeynayo

Shirka wadatashiga oo maanta la soo gebagebeeynayo

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In