Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladdaha Sacuudiga iyo Jabuuti oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladdaha Sacuudiga iyo Jabuuti oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqorka waddanka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi casiis ayaa magaalada Riyaad ee waddanka Sacuudiga kula kulmay madaxweynaha Jabuuti, mudane Ismaacil Cumar Geelle, waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay xaaladda waddanka Soomaaliya,  siddaas waxaa baahisay wakaaladda wararka Sacuudigaee SPA.

Labada hoggaamiye ayaa sidoo kale ka hadlay xiriirka ka dhexeeya labada waddan iyo xaaladaha ka taagan waddamada caalamka,  sidda Falastiin iyo Siiriaya.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Madaxweynaha Jabuuti ayaa sheegay in dowladda Sacuudiga ay saaxib dhow la tahay waddamada Jabuutii yoSoomaaliya, waxaana uu uga mahadceliyay dadaalka ay kubixinayaan siddii ay u xasalli lahayeen waddamada ay hadda dagaallada ay ka socdaan.

Boqorka waddanka Sacuudiga ayaa ku ammaanay dowladda Jabuuti doorka ay uga jirto nabadeeynta gobalka bariga Afrika.

Kulanka sidoo kale waxaa goob jog ka ahaa duqa magaalada riyaadFeysal bin Bandar iyo wasiiro ka tirsan dowladda Sacuudiga.

Dhinaca dowladda Jabuuti waxaa kulanka uga qeybgalay wasiirka arrimaha dibaddaMaxamed Cali Yuusuf ,afhayeenka dowladda iyo danjiraha dowladda Jabuuti ee waddanka boqortooyadaSacuudiga

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Khudbadda Madaxweynaha Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hannaanka Doorashada 2016-ka 19 October 2015

Next Post
Khudbadda Madaxweynaha Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hannaanka Doorashada 2016-ka 19 October 2015

Khudbadda Madaxweynaha Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hannaanka Doorashada 2016-ka 19 October 2015

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In