Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Odayaal dhaqameed ku guuleystay xallinta dagaallo dhawaan ka dhacday Beladweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Odayaal dhaqameed xabad joojin kala dhex dhigay maleehiyaad ku dagaallamay Beladweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Odayaal iyo dad kale oo mas’uuliyiin ah ayaa ku guuleystay in ay heshiis nabadeed dhex dhigaan labo beelood oo dhowaan dagaal uu ku dhex maray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Kulamo odoyaal dhaqameed maalmihii la soo dhaafay ay ku lahaayeen magaalada Beladweyne ayay ku guuleyteen inay xal ka gaaraan beelo walaalo ah oo dhawaan ku dagaallantay magaalada Beladweyne, iyadoo min shan xubnood oo labada dhinac ah loo dhaariyay inay ka shaqeeyaan Nabadda, isla markaana ay gacan ka geystaan sidii loo xal waara looga gaari lahaa arrimaha sababay gacan ka hadalka.

Related posts

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026

Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar oo kormeeray goobihii dhawaan lagu dagaallamay ayaa ku baaqay in la furo goobaha ganacsiga, isla markaana laga wada shaqeeyo midnimada bulshada gobolka degta.

Taliyaha cidanka xoogga dalka ee gobolka Hiiraan Kornayl Tawane Axmed Hurre oo u taagnaa xalinta khilaafkan ayaa shacabka uga mahadceliyay sida ay ciidanka gacan ugu siiyeen xalinta rashadihii dhawan beladweyne ka dhacday.

Qaar ka mid ah ganacsatada ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan dib u furista goobihii ganacsi ee dhawaan lagu dagaalamay iyo heshiiska laga gaaray waxyaabihii lagu dagaalamay.

Previous Post

Sida hay’adaha amniga iyo bulshada ay isaga kaashan karaan sugidda amniga oo laga hadlay

Next Post

Aqoon isweeydaarsi looga hadlayay dhibaatada Burcad badeeda oo lagu qabtay Dagmada Hobyo “Sawiro”

Next Post
Aqoon isweeydaarsi looga hadlayay dhibaatada Burcad badeeda oo lagu qabtay Dagmada Hobyo “Sawiro”

Aqoon isweeydaarsi looga hadlayay dhibaatada Burcad badeeda oo lagu qabtay Dagmada Hobyo “Sawiro”

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In