Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Wabiga Shabeelle oo qarka u saaran in uu ku fataho deegaanno hor leh

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Wabiga Shabeelle oo qarka u saaran in uu ku fataho deegaanno hor leh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wabiga Shabelle ee mara gobollada Hiiraan, Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa qarka u saaran in uu ku fataho deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolladaasi, kaddib markii uu wabigu keenay biyo farabadan isagoo meelaha qaar gebiyada jabsaday.

Beeraleyda iyo dadka ku dhaqan deegaanada u dhow wabigaasi ayaa wel wel iyo cabsi ka qaba in uu wabigu ku soo fataho, waxaana deegaannada qaar ka socdo dadaallo lagu celinayo meelaha uu wabigu ka biyo keeno. iyadoo la dhigay jawaano carro ah oo farabadan.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

June 21, 2026

Magaalooyinka Beledweyn, Mahadaay, Jowhar, Xawaadleey iyo Balcad ayaa ka mid ah meelaha laga cabsi qabo in wabigu ku fataho xilligaan, waxeyna dad badani ka barakaceen deegaano uu dhawaan wabigu ku fatahay.

Fatahaaddan ayaa waxyeello badan gaarsiisay dhul beereed ay ku abuurnaayeen dalagyo kala gedisan sida sisinta,galley,khudaar iyo Bariis.

fatahad-1 fatahad-3 fatahad-4 fatahad-6 fatahad-8 fatahad-9 fatahad-10 fatahad-11 fatahad-14 fatahad-16 fatahad-17

Previous Post

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo sheegay in Shabaab laga xoreyn doono guud ahaan dalka

Next Post

Kulan howleed ku saabsana dib u eegista Dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Kulan howleed ku saabsana dib u eegista Dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Kulan howleed ku saabsana dib u eegista Dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho "Sawirro"

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha KMG ah, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore...

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu magac daray “Mahadsanid Madaxweyne” oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In