Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka iska casilay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka iska casilay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal, isla markaana xarun u ah dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa laga soo sheegayaa in uu iska casilay xilkii uu hayay Guddoomiyaha baarlamaanka ee Puntland Saciid Xasan Shire.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in 40 ka tirsan Baarlamaanka Puntland ay mooshin ka keeneen, inkasta guddoomiyaha Baarlamaanka uu iscasilaadiisa u cuskaday in wada shaqeyn la’aan ay kala dhexeyso Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Aasiya Cabdi Maxmauud oo ka mid ah wariyeyaasha ka howlgalla Puntland oo la hadashay Radio Muqdisho ayaa sheegtay in iscasilaada ay ka dambeysay khilaaf soo kala dhexgalay Guddoomiyaha is casilay iyo Madaxweynaha Puntland, kaasi oo ku saabsanaa lacago been abuur ah oo ay maamulka sameeyeen.

Guddoomiyihii baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire oo shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa ayaa tilmaamay in uu iska casilay xilka kadib markii uu xusay in isbuucyadii la soo dhaafay ay jireen khilaaf salka ku haya mooshin uu sheegay in laga diyaariyay oo loo gudbiya guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka, inkasta oo aysan isagu soo gaarin mooshinka

Previous Post

Taliska AMISOM oo baydhabo ka hirgeliyay isbitaal u gaar ah booliska K/galbeed

Next Post

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo ka soo laabtay Tanzania

Next Post
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo ka soo laabtay Tanzania

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In