Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Jaamacada SIU oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ardayda Jaamacada SIU oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda SIU oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardayda Jaamacadda ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka sare ee Jaamacadda, macalimiin, abwaanno, arday iyo marti sharaf kale oo munaasabadda lagu casuumay.

Munaasabadan soo dhawaynta ah oo ay ka hadleen xubno sare oo ka tirsan maamulka iyo macalimiinta Jaamacada SIU oo ay ka mid ahaayeen Madaxa maamulka iyo maaliyadda ee Jaamacadda mudane Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar, madax xafiiska waxbarashada Jaamacadda mudane cabinafi Macalin Maxamuud, madax xafiiska arrimaha bulshada mudane Axmed Cabdihaadi Cabdullahi madaxa kuliyada ingineeriyada Sheekh Axmed Fu’ad Ismaaciil iyo Guddoomiyaha Midowga Ardayda mudane Cabdirxmaan Maxamed Fantastic.

Related posts

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026

Dhamaan xubnihii hadaly ayaa guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda u rajeeyay in eebe u fududeeyo shaqooyinka cusub ee horyaalla, waxayna sheegeen in ay diyaar u yihiin in si kal iyo laab ah ula shaqeeyaan guddoomiyaha cusub.

Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda SIU Mudane Maxamed Cali Ismaaciil (Dacwa) oo gabagabdii xaflada ka hadalay ayaa maamulka iyo ardayda uga mahadceliyay dad’daalka ay ugu jiraan horumurka Jaamacadda, waxa uuna balan qaaday in uu dadaalka sii labo jibaari doono kana shaqayn doono tayaynta tacliinta, cadaaladda, howl karnimo iyo hufnaan kuwadi doono dhamaan shaqooyinka horyaala

Isbadalka maamulka Jaamacada SIU ayaa waxuu yimid kadib markii guddoomiyihii hore ee Jaamacadda Prof Yaxye Cali Ibraahim 15-kii bisha sideedaad loo magacaabay xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuunmadda Soomaaliya.

DSC08619 DSC08621 DSC08623 DSC08626 DSC08630 DSC08634 DSC08637 DSC08638 DSC08639 DSC08651 DSC08660 DSC08666 DSC08677 DSC08686 DSC08687 DSC08688 DSC08690 DSC08691 DSC08692 DSC08694 DSC08696 DSC08698 DSC08700 DSC08701 DSC08705 DSC08725 DSC08730 DSC08738 DSC08741 DSC08747 DSC08752 DSC08753 DSC08754 DSC08762

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiye Jawaari oo furay shir looga hadlayo sameynta Maxkamadda dastuuriga

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha

Guddoomiye Jawaari oo furay shir looga hadlayo sameynta Maxkamadda dastuuriga

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

August 24, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur...

Hay’adda Qaxootiga oo la wareegtay daawo loogu talagalay dadka dalka kusoo laabanaya

Hay’adda Qaxootiga oo la wareegtay daawo loogu talagalay dadka dalka kusoo laabanaya

August 24, 2026
0

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa la wareegtay daawo iyo agab caafimaad oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee dalka kusoo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In