Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole Nadaafadeed oo ka socda degmada Warta Nabadda “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Olole Nadaafadeed oo ka socda degmada Warta Nabadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka banaadir Jawaahir Baarqab oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Degmada Warta nabadda ayaa maanta howlo kormeer ah ku tegay isgoyska xararyaalle ee degmada, halkaasi oo ay ka socotoy olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo bilicdii ay lahayd degmada Warta Nabadda.

Jawaahir iyo xubnihii la socday ayaa waxa ay u jeedka socdaalkooda la xiriirtay u kuur gelidda sida ay u socoto ololaha nadaafadeed ee ay ku howlanaayeen haweenka degmada Warta Nabadda, waxaana ay ka warbixiyeen xaaladaha ay ku shaqeeyaan, iyagoo qaadayay suugan ka turjumeysa in bulshada looga fadhiyo ka qeyb qaadashada nadaafada.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Warta Nabadda Maxamed Cabdi Axmed oo goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa ku amaanay haweenka doorka ay ka qaataan dib u soo celinta bilicda degmada, isla markaana habeen iyo maalin ay u taaganyihiin ka qeyb qaadashada ololaha nadaafadda.

Guddoomiyaha ururka Haweenka ee gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa xustay in haweenka ay si iskaa ah uga shaqeeyaan nadaafadda, isla markaana ay taariikhda xusi doonto, waxaana bulshada inteeda kale ay ka codsatay inay ka qeyb qaataan oloha nadaafadda ee dib bilicda loogu soo celinayo caasimadda.

Ololaha nadaafadeed ee ka bilowday degmada Warta Nabadda ayaa qeyb ka ah dadaallada uu maamulka gobolka banaaadir ugu jiro in la soo celiyo bilicdii ay lahayd magaalada.

DSC08826 DSC08827 DSC08844 DSC08849 DSC08850 DSC08859 DSC08862 DSC08863  DSC08869 DSC08870 DSC08873 DSC08876 DSC08881 DSC08883 DSC08891 DSC08900 DSC08903 DSC08906 DSC08911 DSC08915 DSC08919 DSC08923 DSC08925 DSC08927 DSC08930 DSC08931 DSC08939 DSC08952 DSC08978 DSC08995 DSC09002 DSC09012 DSC09017

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Allaha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Axmed oo loo sameeyay aas Qaran

Next Post

Wasiirka Amniga gudaha oo Muwaadiniin Iraan ah ku wareejiyay madaxda safaaradooda ee Muqdisho

Next Post

Wasiirka Amniga gudaha oo Muwaadiniin Iraan ah ku wareejiyay madaxda safaaradooda ee Muqdisho

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In