Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaxootiga reer Yemen iyo qoysas kale oo loo qeybiyay raashin

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Qaxootiga reer Yemen iyo qoysas kale oo loo qeybiyay raashin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda horumarinta bulshada ayaa deeq raashin ah u qeybisay Qaxootiga Yamen iyo Qoysas Soomaali ah oo ku barakacay gudaha magaalada Muqdisho

500 oo qoys oo isugu jiray dadka danyarta ee ka soo laabtay Dalka Yeman iyo Yamaniyiinta Qaxootiga ku ah Muqdisho ayaa waxa loo qeybiyay Raashiin Gargaar oo ka yimid dadka Dalka Qadar, kaasi oo isugu jiray Bur, Bariis, Sokor Saliid, Caano Booro iyo Timir.

Related posts

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026

Cabdifataaax Xasan Axmed Guddoomiyiha Fulinta Hay’adda Horumarinta bulshada oo raashiinka u qeybisay dadka danta yar iyada oo ka wakiil ah hay’adda RAAf ee Dalka Qatar ayaa sheegay in muhiimada ay tahay in la caawiyo dadka noloshoodu ay liidato ee isugu jira Qaxootiga Yeman iyo Dadka kale ee tabaalaysan.

Dadka raashiinka loo qeybiyay oo u badan dad da’ ahaa ayaa Dadka iyo Dowladda Qatar uga mahadceliyay deeqda ay soo gaarsiiyeen.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Daawo Sawirada Xaflada Lagu Soo Dhaweynayay G.G.Banaadir Oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay

Next Post
Daawo Sawirada Xaflada Lagu Soo Dhaweynayay G.G.Banaadir Oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay

Daawo Sawirada Xaflada Lagu Soo Dhaweynayay G.G.Banaadir Oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In