Sunday, May 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro iyo Xildhibanno ka qeyb galay kulan looga hadlayay doorka haweenka ee siyaasadda dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiro iyo Xildhibanno ka qeyb galay kulan looga hadlayay doorka haweenka ee siyaasadda dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta xaquuqda  Aadanaha,  Wasiirka Wasaarada caafimadka, Xilibaanno katirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay doorka Haweenka ay ku leeyihiin siyaasadda dalka , kaasi oo uu soo agaasimay baarlamaanka Midowga Yurub ee Afrika.

Ka qeyb galayaasha shirka ayaa si weyn uga dooday in si dhab ah meel looga soo wada jeesto in haweenka Xaquuq dooda kor loo qaado, si ay ugu qeyb galaan siyaasadda iyo horumarka Soomaaliya, maadaama ay haweenku yihiin lafdhabarka bulshada.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

May 24, 2026
Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

May 24, 2026

Farxiya Muumin Cali oo ah madaxa wacyi galinta ee Baarlamaanka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa xustay in dood wadaagan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay haweenka, isla markaana ay muhiimtahay in la cadeeyo doorka ay haweenka ku leeyihiin siyaasadda dalka.

Yuusuf Garaad Xasan iyo Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo kamid ah siyaasiyinta Soomaaliyeed ayaa ku booriyay in la garab istaago Haweenka, isla markaana aan la dafirin Xaquuqda ay dalka ku leeyihin.

Xildhibaannada Haweenka ee baarlamaanka ku jira oo goobta hadal ka jeediyay ayaa sheegay in aysan gorgortan galeynin xaquuqda haweenka ay ku leeyihiin siyaasadda dalka.

Wasiirka Wasaaradda Caafimadka ee Xukumada Soomaliya Drs Xaawa Xasan  Maxamed  oo shirka ka hadashay ayaa sheegtay  in haweenka ay noqdaan kuwa ka madax banaan qabyaaladda iyo kala qeyb sanaanta, si ay uga qeyb qaataan hanaanka siyaasadeed ee dalka.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xaquuqul insaanka ee Xukuumadda Soomaaliya Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa Tilmaamtay in Haweenka Soomaaliyed ay heli karaan xuquuqda dhanka siyaasadda, haddii hadafkoodu uu yahay mid mideysan.

DSC09299 DSC09303 DSC09305 DSC09308 DSC09309 DSC09314 DSC09320 DSC09321 DSC09322 DSC09323 DSC09324 DSC09326 DSC09327 DSC09328 DSC09330 DSC09333 DSC09336 DSC09344 DSC09349 DSC09350 DSC09351 DSC09352 DSC09354 DSC09356 DSC09358 DSC09362 DSC09363 DSC09364 DSC09365 DSC09367 DSC09372 DSC09373 DSC09374 DSC09380 DSC09383 DSC09386 DSC09387 

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Baarlamaanka oo dood kulul ka yeeshay darbiga Kenya ay ka dhisayso xadka Soomaaliya iyo Kenya

Next Post

Alshabaab oo u kala jabay Alqaacidda iyo Daacish

Next Post
Alshabaab oo u kala jabay Alqaacidda iyo Daacish

Alshabaab oo u kala jabay Alqaacidda iyo Daacish

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

May 24, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Qansaxdheere

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Qansaxdheere

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay),ayaa  safar shaqo ku gaaray...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In