Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Caalamiga Ah Ee Dubai Ka Socda “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa, Xulashada
0
Madaxweyne Xasan Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Caalamiga Ah Ee Dubai Ka Socda “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta magaalada Dubai uga qeybgalay shirka Global Business Forum oo uu uu sharxaad ka bixiyay fursadaha maalgashi ee xiligan dalkeena ka ka jira iyo sida dalkeenu u soo hagaagay.

Madaxweynaha Ruwanga Paul Kagame ayaa isna sharaxaad ka bixiyay sida AFrika diyaar ugu tahay maalgashi ay ku sameeyaan shirkado iyo dalalba,sidoo kale waxaa Soomaaliya lagu aamaanay isbedelka ay muddada kooban sameysay.

Related posts

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

August 26, 2026
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

August 26, 2026

waxaa kale oo madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ka ahdlay wax soosaarka dalkeena ee beeraha iyo xoolaha oo u baahan in aduunyadu ka faa,iideysato isagoo dhinaca kale amaanay doorka maalgashi ee qurba joogta Soomaaliyeed oo 2 milion oo qof kor u dhaafaya ay dadaalka ugu jiraan sidii ay dalkooda dib ugu maalgelin lahaayeen.

Madaxweynuhu waxuu aad uga hadlay sida dalku uga nabdoonyahay xiligan halistii ay aragagaxisadu ku heysay maadaama uu amnigu aad u soo hagaagay lagana hiirgelin karo maalgashi nooc kasta leh oo caalami ah si maalgashadayaasha iyo Soomaaliduba uga faa’iidaan.

12241036_1093503270690056_4056269009067664790_o (1) 12241036_1093503270690056_4056269009067664790_o 12241046_1093503687356681_2856276293744407768_o (1) 12241046_1093503687356681_2856276293744407768_o 12244700_1093503300690053_8207068486323835472_o 12244742_1093503247356725_317569257033732767_o IB0A9673 IB0A9703 (1) 12248152_1093503307356719_1136453190357071329_o

Previous Post

Facebook oo soo kordhisay adeegga “Ma nabad qabtaa?”

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Kulamo Addis Ababa Kula Yeeshay Madaxda Dowlada Itoobiya  “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Kulamo Addis Ababa Kula Yeeshay Madaxda Dowlada Itoobiya  “SAWIRRO”

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Kulamo Addis Ababa Kula Yeeshay Madaxda Dowlada Itoobiya  “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

August 26, 2026
0

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan fursadaha ka jira...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

August 26, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐅𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐗𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐅𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐗𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚

August 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In