Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Lagu Daahfurayay Taratan Kubadda Cagta Ah Oo Dhexmari Doono Kooxa Ka Socda Dugsiyada Gobolka Banaadir Oo Muqdisho Ka Dhacay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad Lagu Daahfurayay Taratan Kubadda Cagta Ah Oo Dhexmari Doono Kooxa Ka Socda Dugsiyada Gobolka Banaadir Oo Muqdisho Ka Dhacay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu daah furayay tartan kubadda cagta oo ay wada ciyaari doonaan 17-koox oo ka kala socda dugsiyada waxbarasho ee Hoose islamarkaana dowladda gacanta ay ku heyso kuwaa oo ku yaala gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabadaaasi ay ka qeyb galeen wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Maamulayaasha iskuulada ardaydani laga soo xulay,ardayda ka qeyb qaadneysa tartanka, iyo marti sharaf kale.

Agaasimaha waaxda Dugsiyada dowladda ee Wasaaradda waxbarashada dalka ayaa  ugu horeyn ka hadlay ahmiyada tartankan, isagoo sheegay in uu yahay mid isdhex gal bulsho ardaydana mooraalka loogu dhisayo.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Wasiiru Dowlaha waxbarashada Cabdulaahi Bile Nuur oo wasaaradiisu soo qaban qaabisay barnaamijkani ayaa sheegay in kooxda ka soo baxda kooxahani wada ciyaaraya  ay la ciyaari doonaan  kooxo matalaya wadamada jaamacadda carabta ciyaar ka dhici doonta Wadanka Qadar.

Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Dalka Eng. Salah Sheikh Osman oo ka mid ahaa Wasiiradii  ka qeyb galay xafladda ayaa shegay in uu ka qeyb qadanayo dib u dhiska garoomada lagu ciyaaro ciyaaraha kale duwan.

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Cabdulaahi Xasan Nuux oo hadal dheer ka jeediyay halkaasi  ayaa la dardaarmay caruurta laga soo kala xulay iskuulada magaalada Muqdisho, isagoo ku booriyay in hami ay u yeeshaan waxbarashada oo ah mida ay ku gaari karaan horumar Mustaqbal .

Tartan kubadda cagta ah oo ay wada cayaari doonaan 17-kooxood oo matalaya dugsiyada waxbarasho ee dowladda gacanta ku heyso ayaa 8-da kooxeed ee u soo gudubta wareega 2-aad ayaa waxaa xusid mudan in Tv-ga Caalamiga ah ee Al Jaziira uu si toos ah u  tabin doono ciyaaraha ay wada ciyaarayaan kooxahaasi, iyadoo kooxda ku soo baxda tartanka ay la ciyaari doonto kooxa ka socda wadamada Jaamacada Carabta iyagoo  Soomaaliya u mataleya ciyaar ka dhaceysa Wadanka Qadar.

3V3A9635 3V3A9639 3V3A9646 3V3A9651 3V3A9652 3V3A9653 3V3A9654 DSC09522 DSC09525 DSC09526 DSC09528 DSC09529 DSC09530 DSC09531 DSC09533 DSC09534 DSC09535 DSC09541 DSC09542 DSC09545 DSC09548 DSC09549 DSC09550 DSC09551 DSC09552 DSC09553 DSC09554 DSC09555 DSC09557 DSC09559 DSC09563 DSC09565 DSC09570 DSC09571 DSC09572 DSC09573 DSC09575 DSC09576 DSC09578 DSC09579 DSC09580 DSC09581 DSC09582 DSC09583 DSC09585 DSC09586 DSC09590 DSC09597 DSC09598 DSC09611 DSC09612 DSC09616 DSC09656 DSC09658 DSC09659 DSC09661 DSC09663 DSC09664 DSC09665 DSC09667 DSC09668 DSC09672 DSC09673 DSC09679 DSC09680 DSC09681 DSC09684

Previous Post

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Kulamo Addis Ababa Kula Yeeshay Madaxda Dowlada Itoobiya  “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In