Monday, March 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Dalxa: 48saac ayaa loo qabtay in lagu soo ogaado darbiga ay Kenya ka dhisayso Xadka Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Dalxa oo ku baaqay in colaadda gobolka Hiiraan lagu dhameeyo wada hadal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga oo ay kamid yihiin Xildhibaanno iyo Khubaro ayaa booqday xadka Soomaaliya iyo Kenya halkaasi oo dhawaan la sheegay inay kusoo xadgudubtay Dowladda Kenya.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah wafdiga Wasiirka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay booqdeen Dhulka ay Kenya ka dhisayso darbiga oo Maalmahan muran ballaaran uu ka jiray.

Related posts

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

March 2, 2026
Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026

“Waxaan wali kuguda jirnaa Howshii uu baarlamaanka noodiray  inaan soo ogaanno illaa heer Wasiir oo  Mas’uuliyadda nala saaray ah, Annaga markaan soo dhamaysanno safarkeenna waxaan soo Gudbin doonnaa Waxyaabaha aan soo aragnay inagoo u soo gudbin doonna Baarlamaanka Soomaaliya oo Warbixintaas naga sugaya, maadaama 48saac loo qabtay in lagu soo ogaado inay jiraan arrinta ah in Kenya ay darbig ka dhisayso xadka ay Soomaaliya lawadaagto” Ayuu Yiri Xildhibaan Dalxa.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray Xiisad ku Aadan Arrinta la xiriirta darbiga Kenya ay ka dhisayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka oo ku baaqay in la xoojiyo bilic soo celinta caasimadda “SAWIRRO”

Next Post

Sannad Guuradii Koowaad ee Maamulka Koonfur Galbeed oo Baydhabo laga Xusay

Next Post
Sannad Guuradii Koowaad ee Maamulka Koonfur Galbeed oo Baydhabo laga Xusay

Sannad Guuradii Koowaad ee Maamulka Koonfur Galbeed oo Baydhabo laga Xusay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare oo...

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha Galmudug, isla markaana safar...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In