Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jarmalka oo lacag ku taageeraya dadka ay saameeyeen daadadka iyo fatahaadda wabiga Shabeelle

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Jarmalka oo lacag ku taageeraya dadka ay saameeyeen daadadka iyo fatahaadda wabiga Shabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War saxaafadeed ka soo baxay safaaradda Jermalka ee Nairobi ayaa lagu sheegay in Jermalka uu bixinaayo 150,000 oo giniga ingiriiska taasoo loogu talagay qoysaskii ka barakacay deegannada uu fataahada ka sameeyay wabbiga Shabeelle ee gobalka Hiiraan.

War-saxaafadeedka waxaa kaloo lagu sheegay in lacagtan si gaar ah loo siinaayo carruurta ay dhaleen qoysaska ka barakacay fataahada.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026

Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadinimada ee hoostaga QM oo loo soo gaabiyo OCHA, ayaa sheegay in dadka ay saameeyeen daadka ku dhuftay Soomaaliya ay gaarayaan 132,000 oo qof tan iyo bisho October.

Kumanaan qof oo ku nool goobaha uu maro wabbiga Shabeelle ayaa laga cabsi qabaa in ay saameeyeen roobabka ka da’aya dalka, siddaas waxaa sheegay OCHA.

Jermalka horrey ayuu gacan uga geestay abaarihii ku dhuftay Soomaaliya sannadkii 2011-ka xilligaas oo qoysas badan ay ka soo barakaceen goballada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Previous Post

Danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka: waxaan dhaqso ku bilaabaynaa shaqada Safaaradda “Dhageyso”

Next Post

R/wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la leh bulshada Magaalada Baydhabo

Next Post
R/wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la leh bulshada Magaalada Baydhabo

R/wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la leh bulshada Magaalada Baydhabo

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay Tom Fletcher, Ku-xigeenka Xoghayaha...

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

April 28, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta ka bilaabay diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Galbarwaaqo ee gobolka Mudug, oo ka...

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

April 28, 2026
0

Muqdisho, Abriil 28, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In