Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjirayaasha Soomaaliya ee Kuwait & Suudaan oo ka tacsiyeeyay geerida Danjire Cabdulaahi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Danjirayaasha Soomaaliya ee Kuwait &  Suudaan oo ka tacsiyeeyay geerida Danjire Cabdulaahi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Diblumaasyiyiinta ka howlgasha Safaaradda, waxa uu uga tacsiyeeyay Umadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Cabdulaahi Xasan Maxamuud oo maanta u geeriyooday xanuun uu muddo bil iyo bar ah la jiifay.

Danjire Maxamed Ugaas ayaa sheegay in Safiirka uu ahaa Diplumaasi u Soomaaliyeed oo ka shaqeeyay xariirka wanaagsan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo wadamada Carabta.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Dhanka kale Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kuwait Danjire Cabdiqaadir Amiin Sheekh oo isagana qoraal kasoo saaray ku aadan Tacsida Marxuumka ayaa  waxa uu uga tacsiyeeyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ay ka wada tirsanaayeen, Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed, iyo Eheladii iyo qaraabadii uu marxuumka ka tagay.

Danjire Cabdiqaadir Amiin Sheekh ayaa sheegay in Marxuumka uu waqtigiisa u huray u adeegidda shacabka Soomaaliyeed hadii ay ahaan lahayd dhinaca Waxbarashada, iyo Diplumaasiyadda intaba.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa Diblumaasiyiinta Soomaaliyeed kuwooda ugu waa wayn oo wax badan lagu xasuusan doono kaalintii uu ka qaatay isku xirka Soomaaliya iyo Carabta.

Previous Post

Wasaaradda arrimaha dibadda oo ka tacsiyeeysay geerida Danjire Cabdulaahi Hasan

Next Post

R/wasaare ku xigeenka iyo wasiirka warfaafinta oo ka qeybgalay kulan looga tashanayay hiigsiga 2016-ka “Sawirro”

Next Post
R/wasaare ku xigeenka iyo wasiirka warfaafinta oo ka qeybgalay kulan looga tashanayay hiigsiga 2016-ka “Sawirro”

R/wasaare ku xigeenka iyo wasiirka warfaafinta oo ka qeybgalay kulan looga tashanayay hiigsiga 2016-ka "Sawirro"

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In