Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Soomaaliya iyo Ethiopia Maxaa kala haysta Arbacada Ciyaar ka tirsan Koobka Bariga iyo Bartamaha Africa?

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Soomaaliya iyo Ethiopia Maxaa kala haysta Arbacada Ciyaar ka tirsan Koobka Bariga iyo Bartamaha Africa?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magalada Adis baba ee Xarunta Dalkaasi Ethiopia waxaa si habsami leh ugu socda Koobka Bariga iyo Bartamaha Qarada Afrika oo Sanadkan Ethiopia ay marti gelineyso.

Hadaba maalinta Arbacada ee fooda inagu soo hayso waxaa wada ciyaari doono dalkeena Soomaaliya oo kulan xiiso badani la Ciyaari doona dalka Koobka marti gelinaya ee Ethiopia.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Soomaaliya Kulankii ugu danbeyay waxaa guul daro ay Kala soo kulantay Xulka Qaranka dalkaasi Tanzania halka Ethiopia oo marti gelin doonta Soomaaliya ay Sidoo kale guul daro Kala soo kulantay Xulka Qaranka dalkaasi Rwanda.

Ethiopia iyo Soomaaliya waxaa ay ka wada tirsan yahiin Group A oo ay hor kacayso Tanzania oo leh sadex dhibcood iyo afar gool Sidoo kale sadex dhibcood waxaa la wadaagta Tanzania Xulka Qaranka Rwanda balse hal gool oo quraa ugu soo adkaaday Ethiopia waxaana fooda ay dari doonan Tanzania.

Tariikhda Inta la xusuusto Somalia iyo Ethiopia waxaa ay wada Kulmeen toddobo kulan. Kulankii ugu horeyay waxaa ay wada ciyareen 05- janaayo Sanadkii 1969 todobo iyo Waxba waxaa ku adkaatay Ethiopia.

Kulankii ugu danbeyay oo ay wada Ciyareen Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa ay wada kulmeen 16-November Sanadkii 2011 shan iyo Waxba waxaa loogu adkaaday Soomaaliya.

Tariikhda Soomaaliya waxaa ay ka adkaatay Ethiopia hal jeer oo quraa waxaana ay ku adkaatay 1-0 todobadii December sanadkii 2002.

Inta jeer oo ay wada kulmeen Soomaaliya iyo Ethiopia waxa ay kala yihiin sidaan soo socota.

05 Jan 1969 Ethiopia v Somalia 7-0 African Friendship Cup Ethiopia ayaa badisay.

04 Dec 1995 Ethiopia v Somalia 5-0 International Ethiopia ayaa adkaatay.

21 Nov 2000 Ethiopia v Somalia 2-1 CECAFA Cup Ethiopia ayaa adkaatay.

07 Dec 2002 Ethiopia v Somalia 0-1 CECAFA Cup Soomaaliya ayaa adkaatay.

05 Dec 2005 Ethiopia v Somalia 3-1 CECAFA Cup Ethiopia ayaa adkaatay.

12 Nov 2011 Somalia v Ethiopia 0-0 FIFA World Cup.

16 Nov 2011 Ethiopia v Somalia 5-0 FIFA World Cup Ethiopia ayaa adkaatay

W/D Axmed Salaad Shiikhow

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirweynaha Qaran ee Warbaahinta oo Muqdisho ka furmay-SAWIRRO

Next Post

Shirweynaha Qaran ee Warbaahinta oo Muqdisho ka furmay-SAWIRRO

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In