Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir weynaha Qaran ee Warbaahinta oo maanta lagu wado in lagu soo gabagabeeyo Magaalada Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir weynaha Qaran ee Warbaahinta oo maanta lagu wado in lagu soo gabagabeeyo Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir weynahan heerka Qaran oo shalay ka furmay Magaalada Muqdisho ayaa ujeedkiisu yahay sidii Xubnaha ka qaybgalaayo ee ka kala socda Warbaahinada Heer Qaran iyo heer gobol ay isla falanqeeyaan macluumaadka la xiriira warbaahinta Soomaaliya iyo sida loogu heli karo sharciyadd ay ku shaqeeyaan,

Waxaa lagu wadaa in maanta lagu soo gabagabeeyo magaalada Muqdisho, iyadoo xubnaha ka qaybagalaya oo kala socda Dowladda dhexe maamul gobolaadyada dalka ka jira iyo warbaahinada Madaxa banana ay shalay maanta ka doodayeen muhiimada warbaahinta Soomaaliya.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Xoghayaha guud ee Ururka Saxafiyiinta Qaranka Max’ed Ibraahim Bakistaan oo goordhaw la hadlay Radio Muqdisho isagoo ku sugan Madasha uu shirka ka socda ayaa raja wanaagsan muujiyay gabagabada shirka in ay ka soo baxaan waxyaabo muhiim u ah horumarinta Warbaahinta Soomaaliya.

Halkaan ka Dhagayso

Previous Post

Barlamanka jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta guda galaya aqrinta Koobaad ee Hindisa Sharciyeedka Darbiga Soomaaliya iyo Kenya

Next Post

   Zenit oo u dhaw in ay gaarto Record kooxo fara badan ay ku fashilmeen

Next Post
   Zenit oo u dhaw in ay gaarto Record kooxo fara badan ay ku fashilmeen

   Zenit oo u dhaw in ay gaarto Record kooxo fara badan ay ku fashilmeen

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In