Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Kaxda oo dib u dayactir ku sameynaya waddo muhiim ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Kaxda oo dib u dayactir ku sameynaya waddo muhiim ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Kaxda ee gobolka banaadir ayaa waxa ay degmada ka bilaabeen dib u dayactir xoogan oo dhanka waddooyinka ah, gaar ahaan wadada isku xirta deegaanka tareedisho iyo degmada Kaxda, kaasi oo loogu talagalay lagu fududeeyo isu socodka dadka iyo gaadiidka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose.

Dib u dayactirka wadada ayaa waxaa iska kaashanaya maamulka degmada, dadka deegaanka iyo maamulka gobolka banaadir, iyadoo wadadan ay aheyd mid mid xiran, isla markaana aan horey u shaqeyn jirin balse hada ay timid in baahi ay u qabaan dadka deegaanka awgeed dib u habeyn lagu sameeyo.

Related posts

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026

Guddoomiyaha degmada Kaxda Cabdi-kaamil Shukri Xirsi oo Warbaahinta kula hadlay halka ay ka socoto howlaha dib u dayactirka ayaa sheega in jidka uu noqday mid biyo fadhisad ah, ayna go’aansadeen iyaga oo kaashanaya maamulka gobolka iyo dadka deegaanka inay dib u dayactir ku sameeyaan.

Aamino Mursal Cabdi guddoomiyaha Ururka Haweenka degmada Kaxda oo u hadshay dadka deegaanka waxa ay soo dhaweysay dib u dayactirka wadada lagu sameynayo, iyadoo xustay inay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada horumarka degmada.

DSC00305 DSC00312  DSC00316  DSC00324  DSC00329 DSC00332 DSC00335 DSC00337 DSC00338 DSC00352 DSC00353 DSC00356 DSC00357 DSC00360 DSC00364 DSC00367 DSC00372 DSC00375 DSC00383 DSC00387 DSC00388 DSC00411 DSC00413 DSC00417 DSC00425 DSC00427  DSC00439 DSC00442 DSC00444 Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Safiirkii Soomaaliya ee Dalka Masar oo lagu wado in lagu aaso Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqisho

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In