Sunday, November 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
3 weeks ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Baku ee dalka Azerbaijan, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalkaas, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidoow iyadoo Guddoomiye Cali Shiine bogaadiyay dadaalka iyo shaqada diblomaasiyadeed ee Safaaraddu u hayso qaranka.

Sidoo kale waxa uu Danjiraha uga mahadceliyay sida dhow ee uu ula socday xaaladda ciyaartoyda iyo masuuliyiinta Xulka Qaranka Soomaaliya ee U-15 intii ay ku sugnaayeen dalka Azerbaijan iyo garab istaaggii uu u muujiyay.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

November 22, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

November 22, 2026

Danjire Cabdinuur Daahir Fiidoow ayaa dhankiisa Guddoomiyaha warbixin ka siiyay hawlaha Safaaradda iyo dadaallada lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Azerbaijan.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda UNESCO

Next Post

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

Next Post
Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

November 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo maanta kormeer ku tegay xarunta Tiyaatarka Qaranka...

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Global Safety Report oo ah hay’ad cilmi-baaris oo amniga Caalamka xog-uruurin ku sameysa ayaa soo saartay warbixin amniga...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kaga qaybgalay Shirweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In