Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Mareykanka Kaga Qeybgalaya Shir Looga Hadlayo Boliiska Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Mareykanka Kaga Qeybgalaya Shir Looga Hadlayo Boliiska Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeya gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka oo uu kaga qeyb galayo shir caalami ah oo looga hadlayo Boliiska Soomaaliya oo halkaasi ka dhacaya.

Taliyaha oo garoonka diyaaradaha ay ku sii sagootiyeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kulan kula qaatay saraakiisha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo uu kula dar daarmay in gacan bir ah ay ku qabtaan ammaanka dalka, waxaana uu ka xogwareysanayay sida xalay ay ku waabariisteen Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo sida xaaladoodu ay tahay.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Sidoo kale inta uusan ka ambabixin garoonka Taliyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kulan uu kula qaatay xubno ka tirsan wasaaradda Waxbarashada Dowladda Masar oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho, isagoo kaga mahadceliyay sida ay u caawinayaan Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeya gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay safarkiisa isagoo sheegay in dalka Mareykanka uu ugu socdo in uu ka qeyb galo shir caalami ah oo looga hadlayo horumarinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, waxaana uu xusay in mar walbo ay u taaganyihiin dhisida Ciidan Boliis oo heybad leh.

Previous Post

Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Goor Dhow Gaaray Cadaado

Next Post

Dhalinyaro Waxbartay Oo Degmada Yaaqshiid Ka Hirgaliyay Xarun Si Lacag La’aan Ah Wax Lagu baro Carruurta Danyarta Ah “Sawirro”

Next Post
Dhalinyaro Waxbartay Oo Degmada Yaaqshiid Ka Hirgaliyay Xarun Si Lacag La’aan Ah Wax Lagu baro Carruurta Danyarta Ah “Sawirro”

Dhalinyaro Waxbartay Oo Degmada Yaaqshiid Ka Hirgaliyay Xarun Si Lacag La’aan Ah Wax Lagu baro Carruurta Danyarta Ah “Sawirro”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In