Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka cusub ee Tamarta iyo kheyraadka biyaha oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka cusub ee Tamarta iyo kheyraadka biyaha oo xilka la wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflada xil wareejinta ah ayaa waxaa ka qayb galay mas’muuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte, Wasiirada Warfaafinta, Boostada caafimaadka iyo haweenka, Wasiiru dowlayaal iyo Wasiir ku-xigeenno sidoo kale shaqaalaha Wasaaradda tamarta iyo biyaha.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Eng Cumar Xaaji Maxamed Shuuriye ayaa xusay inay diyaar u yihiin la shaqeynta Wasiirka cusub, isagoo Wasiirkii hore uga mahadceliyay mudadii ay wada shaqeeyeen.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Tamarta Maxamed Xasan Aadan Shaahiyow ayaa ku amaanay shaqaalaha Wasaaradda sida ay ula shaqeeyeen, waxaana uu ka codsaday in ay la shaqeeyaan Wasiirka cusdub, isagoo Wasiirka cusub ku wareejiyay warqado ay ku cadyihiin howlaha shaqo ee Wasaaradda.

Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Wasiirka cusub ee Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ayaa sheegay in howsha Wasaaradda uu ka amba qaadi doono halkii uu soo gaarsiiyay Wasiirkii ka horeeyay.

Ugu dambeyntii Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo ka hadlay xafladaas xil wareejinta ah ayaa ku bogaadiyay shaqaalaha Wasaaradda in sidii ay ula shaqeeyeen Wasiirkii hore ay ula shaqeeyaan Wasiirka cusub, isagoo Wasiirka cusub kula dar daarmay in uu si hufan u guto howlaha loo idmaday.

DSC07642 DSC07643 DSC07645 DSC07646 DSC07647 DSC07648 DSC07650 DSC07652 DSC07658 DSC07659 DSC07661 DSC07663 DSC07670 DSC07671 DSC07675 DSC07679 DSC07688 DSC07703 DSC07705 DSC07710 DSC07722 DSC07728 DSC07729 DSC07741

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Qaramada Middoobey oo ka digtey Dhaqdhaqaaqa ISIL-KA Liibiya

Next Post

Wadatashi ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha Hoose oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Wadatashi ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha Hoose oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Wadatashi ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha Hoose oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In