Wednesday, July 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Soomaaliya oo ka qayb galey shirka Waddamada Faqriga Viena,Austria

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Soomaaliya oo ka qayb galey shirka Waddamada Faqriga Viena,Austria
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Soomaaliya ayaa ka qayb galey shir looga hadlayey sidii wax loogu qaban lahaa Waddamadda Saboolka iyo faqriga oo lagu qabtey Magaaldda Vienna ee Dalka Austariya.

Guddoomiyaha guddiga Djhaqaalaha iyo Warshadaha ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac ayaa ka qaybgaley shirkaasi ,isagoo sheegay in shirka ay soo qabanqaabisay Qaramada Middoobey ahmiyada shirka looga hadlay aheyd sidii Wax looga qaban lahaa  wadamadda ay ka jirto saboolnimada iyo cunno yarida .

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Taliska Ciidanka XDS oo faahfaahin ka bixiyay howlgalkii ka dhacay deegaanka Teedaan

July 22, 2026
Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

July 22, 2026

Shirkaasi ayaa wax aka qayb galey 49 wadan oo lagu tiriyo in ay ka jirto faqri iyo saboolnimo ,taasoo lagu qiyaasay in guud ahaan Dakhliga Qofka soo galaa uu ka yar yahey 1500 dollar sannadkiiba, Dalalkaasi ayaa u badan wadamada  Afrika ee loo yaqaan Sub-Saxara    .

Xildhibaan Cabdulaahi Jaamac oo la hadlayey Raadiyo Muqdishu ayaa sheegay in shirkan lagu go`aansadey shirkii bisha sebtembar oo ka dhacey Magaaldda NewYork, oo laga soo saarey 17-qoddob o loo bixiyey dadka sidii horumar dhan walba loo gaarsiin lahaa.

Qoddobadaasi ayaa wax ka mid ahaa

Sidii saboolnimda iyo faqriga looga saari lahaa dad ku nool wadanadaasi,.

Sidii loogu heli lahaa dadkaasi cuuno iyo nafaqo ku filan.

Sidii faqriga iyo cuunno yarida looga dabargoyn lahaa dadka ku dhaqan wadamaasi.

Sidii daryeel caafimaad loogu heli laha ,lana hormarinaayo caaafimadka  dadkaasi loogu heli lahaa .

Sidii ba`yadda iyo cimmilada wadamadaasi loo nadiifin lahaa .

Sidii loo simi lahaa Raga iyo Haweenka Wadamaasi isku  si`ay wax u heli lahaayeen ,si siman uga qayb qaataan shaqadda.

Sidii loogu heli lahaa biyo iyo koronto joogta ah dadka ku nool wadamadaasi

Sidii loola simi lahaa dadkaasi ku nool wadamadaasi Dadyowga kale caalamka ku dhaqan iyo Qoddobo kale.

2030 in wadamadaasi badankooda ay ka baxaan Faqriga iyo Cunno yarida .

Warshadii hore ee wadamadaasi ayaa waxa ay keeney dhibaatooyin dhanka cilmilada ah iyo dhulal ay wasaqeeyaan ayaa ka dhashey.

Gebo gabada shirka ayaa Beesha Caalamka ayaa waxaa ay isku raaceen qoddobadda  lagu gaari karo horumarka iyo dhqaalaha Dadka iyo Dalka kasta.

 

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

Next Post

R/wasaare ku xigeenka dalka oo xarigga ka jaray xarunta JOCC oo la dayactiray

Next Post
R/wasaare ku xigeenka dalka oo xarigga ka jaray xarunta JOCC oo la dayactiray

R/wasaare ku xigeenka dalka oo xarigga ka jaray xarunta JOCC oo la dayactiray

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Taliska Ciidanka XDS oo faahfaahin ka bixiyay howlgalkii ka dhacay deegaanka Teedaan

July 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 21-kii bishan fuliyay howlgal duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday deegaanka...

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

July 22, 2026
0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, oo ku matalayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

July 22, 2026
0

Waxaa Degmada Caabudwaq ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya

July 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In