Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Oo Saakay Degan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gaalkacyo ee Galmudug oo lagu wareejiyay gaari iska roge ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay ku sugan yihiin guddiga waawaanta halkaasi ka waday oo uu horkacaya Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C.rashiid Cali Sharmaarke ayaa saakay degan, iyadoo aysan jirin rasaas laga maqlayo.

Guddiga waawaanta ee Gaalkacyo ku sugan ayaa la filayaa in maantaba la kala qaado ciidamada kala taabacsan labada maamul ee ku diriray magaaladaasi, waxaana jawiga uu u muuqanayaa mid soo hagaagaya.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Saacadihii la soo dhaafay Magaalada Gaalkacyo waxaa ka soconayay kulamo kala gooni gooni ah oo ay hormuud u ahaayeen xubno waawaanta u jooga Gaalkacyo oo uu Ra’isul wasaaraha dalka ugu horeeyo, kuwaa oo lagu doonayo in mar kale aysan soo noqon xiisada gacan ka hadalka sababtay.

Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa horey ugu heshiiyay hergalinta afar qodob ay ka mid ahaayeen xabad joojin deg deg ah iyo in laklaa qaado Ciidamada labada maamul ee isku horfadhiya Magaalada Gaalkacyo.

Previous Post

Soomaaliya Oo Hordhigtay Fursadaha Maalgashi Ee Soomaaliya Ka Jira Shir London Ka Dhacay

Next Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlaya Xiisadihii Gaalkacyo “Sawirro+Dhageyso”

Next Post
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlaya Xiisadihii Gaalkacyo “Sawirro+Dhageyso”

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlaya Xiisadihii Gaalkacyo “Sawirro+Dhageyso”

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In