Friday, June 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Barnamijka, Falanqaynta Ciyaaraha oo looga haddlaayay Xiriirka Cusub ee Kubadd Cag yaraha Soomaaliyeed” Dhagayso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Barnamijka, Falanqaynta Ciyaaraha oo looga haddlaayay Xiriirka Cusub ee Kubadd Cag yaraha Soomaaliyeed” Dhagayso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnamijka Falanqaynta Ciyaaraha oo ka mid ah, Barnamijyada todobaaddkiiba mar ka baxa Radio Muqdisho Coddka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaanu todobaadkan, waxaan uga haddlaynaa, Xiriirka Kubadd Cag yaraha Soomaaliyeed oo markii ugu horaysay laga Sameeyay Soomaaliya kaas oo Afqalaadd loogu yeero, Somali-minifootball-association,

Waxaana uu Xiriirkan Kubadd Cag yaraha ay Ciyaarihiisu kaga duwan yihiin Ciyaaraha kale Dhinaca Sharciyada iyo kuwa kale.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Haddaba Xiriirkan Kubadd Cagg yaraha waa mid nuucee ah Muxuuse uga duwan yahay Xiriirada kale?

Waxaa sharixi doona oo Barnamijka ka qaybgalaya, Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadd Cag yaraha Soomaaliyeed C/qaadir Ibraahim Caddaay oo ku sugan Magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska, Xoghayaha Xiriirkan Kubadd Cag yaraha Aadan Cabddulle oo ku sugan Magaalada Muqdisho, iyo Xoghayaha Xiriirka Kubadda Cagta gobolka Hiiraan Saadaq Cumar Carte oo ku sugan Magaalada B/weyne.

Halkaan ka Dhagayso Barnamijka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/12/BARNAMIJKA-FALANQAYNTA-CIYAARAHA-EE-RADIO-MUQDISHO-05.12.2015-ok.mp3

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo ugu baaqay Dadkii Gaalkacyo ka barakacay in ay dib ugu soo laabtaan Magaalada” War saxaafadeed+Sawirro”

Next Post

Taliyaha booliska oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Washington “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha booliska oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Washington “SAWIRRO”

Taliyaha booliska oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Washington “SAWIRRO”

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In