Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Dalka iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Booqday Caruurta Ay Ka Geeriyaatay Marxuumad Hindiya “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Dalka iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Booqday Caruurta Ay Ka Geeriyaatay Marxuumad Hindiya “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiiru dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dalka Maxamed Cabdi Xasan Beekoos, Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Soomaaliya,Xildhibaanno, iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta booqday hooyga ay ku noolyihiin caruurta ay ka geeriyootay Marxuumad Hindiya oo Khamiistii la soo dhaafay ugu geeriyootay waxyaabaha qarxa oo dhagar qabayaal ay ugu soo xireen gaarigeeda.

Guriga mas’uuliyiintaasi ay booqdeen ayaa waxa ay ku soo arkeen caruur hooyo iyo aaba la’aan ay dhigeen manaxayaasha Al Shabaab, waxaan la joogay dad u badan haween oo ay ka muuqatay murugo, waxaana mas’uuliyiinta ay la qeybsadeen murugada, iyagoo sheegay in ay ka xunyihiin waxa dhacay, waxaana caruurtaasi hadda gacanta ay ku heyso hooyada dhashay marxuumad Hindiya Allaha u naxariistee.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo mas’uuliyiinta la socotay ayaa sheegay in ay ka wada xunyihiin geerida Allaha u naxariistee Marxuumad Hindiya iyo Marxuum Liibaan Cali Nuur oo  labaduba u dhintay Qaranka Soomaaliyeed kuna baxay gacanta argagaxisada Al Shabaab, Waxaana uu xusay in Dowladda ay la socdon doonto caruurtan oo waalidkoodu ay u dhinteen.

DSC08412 DSC08413 DSC08415 DSC08417 DSC08420 DSC08423 DSC08424 DSC08426 DSC08429 DSC08432 DSC08433 DSC08435 DSC08438 DSC08441 DSC08444 DSC08447 DSC08449 DSC08453 DSC08455 DSC08456 DSC08462 DSC08468 DSC08469 DSC08470 DSC08471 DSC08472 DSC08476 DSC08477 DSC08484 DSC08488 DSC08493

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Kulan Loogu Duceeyay Allaha U Naxariistee Wariye Cowke Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Next Post
Wariye Axmed Xasan Cowke oo geeriyooday

Kulan Loogu Duceeyay Allaha U Naxariistee Wariye Cowke Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In