Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa maanta oo isniin ah kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayadoo akhrintii labaad uu marayo shariciga saxaafadda dalka.
Guddiga saxaafada ee Baarlamaanka ayaa gacanta ku haya hindise-sharciyeedka saxaafadda oo ay wasaaradda warfaafintu u gubisay baarlamaanka, maanta ayuu marayaa akhriska saddexaad sharcigan.
Laba akhrin oo hore ayuu soo maray hindise-sharciyeedkani.