Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Maxamed Qoone oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Beladweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Maxamed Qoone oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Beladweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim Qoone oo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Magaalada B/weyne in dagaalka ay joojiyaan.

Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim Qoone oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalada xilligaan ka socda Magaalada Beladweyne ee gobolka Hiiraan, waxaanu ku baaqay in si Shurduud la’aan ah loo joojiyo dagaaladaasi maadaama dagaal uusan wax faa’iida ah lahayn.

Related posts

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026

Xildhibaan Qoone ayaa yiri” Dagaal wiil ayaa ku dhinta ee wiil kuma dhasho, hanti ayaa ku qasaarta faa’iidana lagama helo, waxaan ugu baaqi lahaa Odayaasha dhaqanka, waxgarad iyo culumada in ay u istaagaan xalinta dagaal beeleedyadaasi”

Dhinaca kale Xildhibaanka ayaa ugu baaqay Xukuumadda in ay u istaagto wax ka qabashada iyo gurmashada dadkaasi walaalaha ah ee ay dirirtu u dhaxayso si xal kama dambays ah looga gaaro colaadaha ka jira Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan.

Xildhibaan Qoone ayaa yiri“ Xukuumaddu waa in ay dag dag u gaartaa dadkaas walaalaha ah ee diriraya si la mid ah sidii dagaaladii Gaalkacyo, waana in aan la yaraysan xaalada ka jirta Beladweyne oo ilaa hada sababtay dhimasha iyo dhaawac badan, marka Xukuumaddu waa in ay doorkeeda qaadataa”

Ugu dambayn Xildhibaan Qoone ayaa wadajir ugu baaqay Shacabka ku nool Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe in nabadda ay ka wada qayb qaataan si loo helo Maamul horseeda Nidaam iyo wax wada qabsi.

Previous Post

Arday Soomaaliyeed oo shahaadooyin lagu gudoonsiiyay Johannseburg “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo siminaar u furay hay’ado u dooda xaquuqda Aadanaha “SAWIRRO”

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo siminaar u furay hay’ado u dooda xaquuqda Aadanaha “SAWIRRO”

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo siminaar u furay hay'ado u dooda xaquuqda Aadanaha "SAWIRRO"

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In