Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafiga Dowladda iyo Maamulka Galmudug Ee ku sugan B/weyne oo Raja ka muujiyay xal u helida dagaalada halkaasi ka dhacay”Dhagayso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wafiga Dowladda iyo Maamulka Galmudug Ee ku sugan B/weyne oo Raja ka muujiyay xal u helida dagaalada halkaasi ka dhacay”Dhagayso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Wasiirka Amniga gudaha, Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya, Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda dhexe iyo kan Maamulka Galmudug ayaa waxa ay maanta gaareen magaalada B/weyn ee gobolka Hiiraan halkaas oo maalmahaan ay ka jireen dagaal beeleedyo sababay dhimasho iyo dhaawaca dad Rayid ah.

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya Max’ed Mukhtaar Ibraahim ayaa Radio Muqdisho u sheegay isagoo kusugan Magaalada B/weyne in kulamo ay la qaateen Odayaasha iyo Waxgaradka labada dhinac ee dagaaalamay si ugu horayn xabadd joojin dag dag ah loo kala dhax dhigo maleeshiyaadkii dagaalamay,

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Waxaana uu raja wanaagsan ka muujiyay in xal kama dambays ah laga gaari doono dagaaladaasi oo ku soo laalaabtay magaalada B/weyne ee gobolkaHiiraan.

HalkaankadhagaysoWaraysigaWasiirka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/12/Wasiirka-Macdanta-iyo-Batroolka-Maxamed-Mukhtaar-Ibraahim-Ok-.mp3
Previous Post

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada oo Masar uga qeyb galay shir muhiim ah “Dhageyso”

Next Post

Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In