Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbadal Dhinaca Siyaasadda oo ka dhacaya Suuriya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Isbadal Dhinaca Siyaasadda oo ka dhacaya Suuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladaha Maraykanka iyo Ruushka ayaa isla qaatay inay isku aragti ka noqdaan Siyaasadda dalka Suuriya oo ay ku kala aragti duwanaayeen.

Dalka Ruushka ayaa shaaciyay Talaadadii shalay inuu taageersan yahay Arrintaan ah in isku aragti laga noqdo xaaladaha dalka Suuriya oo ay muddo ku kala duwanaayeen Dalalka Maraykanka iyo Ruushka.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Xukuumadda Moscow ayaa soo dhawaysay tallaabada markii saddaxaad ay ku wada kulmayaan iyaga iyo maraykanka, iyadoo jimcaha soo socotana ay labada dal isku Arkidoonaan Magaalada New York halkas oo lagaga doodayo Isbadal Siyaasadeed dalka Suuriya ka Dhaca.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka  Sergei Lavrov ayaa sheegay in Ruushka iyo Maraykanku ay wada ogolaadeen in la xoojiyo qorshaha lagaga hortagayo argagixisada,iyo la socodka Ururrada argagixisada ee dalka Suuriya.

Dhinaca kale Wasiirka ayaa tilmaamay wadahadallada jimhacaha kaddib in kooxda Taageerta Suuriya ee ISSG laga doonayo inay soo gudbiso qayb ka mid ah qoraal la Horgayn doono QM Si looga hadlo isbadalka dhinaca siyaasadda ee la doonayo in laga Dhaqan geliyo dalka Suuriya.

Previous Post

Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Next Post

DAAW0 SAWIRADA:- Dufacadii ugu horaysay Arday Soomaaliyeed oo Suudaan deeqo waxbarasho ka heshay oo Khartoum Gaaray

Next Post
DAAW0 SAWIRADA:- Dufacadii ugu horaysay Arday Soomaaliyeed oo Suudaan deeqo waxbarasho ka heshay oo Khartoum Gaaray

DAAW0 SAWIRADA:- Dufacadii ugu horaysay Arday Soomaaliyeed oo Suudaan deeqo waxbarasho ka heshay oo Khartoum Gaaray

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In