Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Caabudwaq

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xuska Dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Caabudwaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabaddaan oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa’udiinka Kunool Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud laguna xusayay  Dhalashada Nabigeenna Muxamed Nabad galyo iyo Naxariis Dushiisa allaha yeelee waxaa ka qayb Galay Mamulka Gobolka, Odayaasha Dhaqanka,  Ardayda Waxbarata Haween, Ganacsato, Abwaanno iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq.

Dhammaan Culimaa’udiinkii munaasabadda ka hadlay ayaa Aad uga sheekeeyay sifooyinka Nabiga (NNKH) iyo Siirada Nabiga  iyadoo dadka lafaray wanaagga iyo inay la yimaadan Tilmaamihii Suubaneheenna Muxamed Nabad iyo Naxariis Dushiisa allaha Yeelee.

Related posts

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

February 25, 2026
Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi oo la dhagax dhigay

Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi oo la dhagax dhigay

February 25, 2026

Caawa ayaa dadku waxaa ay isugu imaan doonaan goob loo asteeyay in looga sheekeeyo siiradii Nabigeenna Muxamed (NNKH) waxaana dadku intooda badan ay caawa halkaasi ku qaadan doonaan waqti badan oo ay  uga faa’iidaysan doonaan Sifooyinka Nabiga.

sanad walba maanta oo kale waxaa lagu qabtaa dalkeenna iyo dunida islaamka inteeda kale Xuska Munaasabadda Dhalashada Nabi Muxamed Nabad galyo iyo Naxariis Dushiisa allaha yeelee.

2

Previous Post

SHEEKH CALI DHEERE: Islaamku waa diin dhexdhexaadnimo iyo naxariiseed

Next Post

Buulaburde oo laga taageeray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

Next Post
Buulaburde oo laga taageeray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

Buulaburde oo laga taageeray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

February 25, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 22-aad ee wadajirka ah ku yeeshay xarunta Golaha...

Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi oo la dhagax dhigay

Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi oo la dhagax dhigay

February 25, 2026
0

Munaasabadda dhagax-dhigga mashruuca kaabeyaasha waddooyinka Soomaaliya ee isku xiraya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado ayaa si rasmi ah uga bilaabatay Madaxtooyada...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

February 25, 2026
0

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka...

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

February 25, 2026
0

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir jaraa’id ay qabteen uga hadlay tallaabooyinka lagu wiiqay dhaqaalihii baadda ahaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In