Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulanka todobaadka oo looga hadlay sharciga xanaanada xoolaha dalka-Dhageyso

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Kulanka todobaadka oo looga hadlay sharciga xanaanada xoolaha dalka-Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka wasaaradda xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee xukuumadda Soomaaliya mudane C/naasir Gaarane oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa maalin Jimcaha ayaa faah faahin ka bixiyay sharciga xanaanada xoolaha oo shalay golaha xukuumadda ay meel mariyeen.

Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in sharcigan ay soo diyaariyeen aqoonyahno Soomaaliyeed isla markaana wax badan ka tari doono xaaladda hadda ku sugan yihiin xoolaha Soomaaliyeed.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Mudane Gaarane ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay leedahay xoolo aad u badan isla markaana aysan jirin sharci lagu ilaalinayo xoolahaasi marka ay timaado caafimaadkooda oo sanadahan dambe wax badan la iska weydiinaayay.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/12/BAR-KULANKA-JIMCAHA-.25.12.2015.mp3

vlcsnap-2015-12-25-13h18m29s583 vlcsnap-2015-12-25-13h18m55s192 vlcsnap-2015-12-25-13h19m02s564

Previous Post

Kulan wax soo saarka dalka looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Heesta Maanta waa Wadani cajiib ah, Waxaa qaadaya Maryan Mursal Ciise Bootaan, DHAGEYSI WACAN

Next Post
Heesta Maanta waa Wadani cajiib ah, Waxaa qaadaya Maryan Mursal Ciise Bootaan, DHAGEYSI WACAN

Heesta Maanta waa Wadani cajiib ah, Waxaa qaadaya Maryan Mursal Ciise Bootaan, DHAGEYSI WACAN

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In