Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ganacsatada oo loogu baaqay inay ka qeyb qaataan dib u dhiska xarumaha danta guud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isutaga Urur Weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ugu baaqday Ganacsatada iyo shaqaalahaba inay ka qeyb qaataan Mashruuca Dalkaaga Dhiso oo lagu dhisayo xarumaha Danta Guud iyo waddooyinka magaalada.

Guddoomiyaha Isutaga Urur Weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed Maxamed Cabdullaahi Xaaji ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed looga baahanyahay inay gacan ka geystaan xarumaha danta guud ee la dhisayo, isla markaana lacagta ay baxsadeena kula xisaabtamaan dadka ku howlaha mashruuca dalkaaga dhiso.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

“Deeqaha an noo keenaan dowladaha caalamka, lacagaha ay noo keenayaan waxaa laga soo uruurriyaa dadka, sidoo kale dalalka carabta marka ay wax na soo gaarsiinayaan waxa ay ka soo uruurriyaan masaajidda oo dadka waxheysta ay sadaqeysanayaan, marka waxaan rabaa in Ummadda Soomaaliyeed ay isku duubnaadaan oo ay ka qeyb qaataan dib u dhiska xarumaha danta guud, maadaama bulshada loogu adeegayo” ayuu yiri Maxamed Cabdullaahi Xaaji.

Guddoomiyaha Isutaga Urur Weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed oo baaq u diraya ganacsatada Soomaaliyeed  iyo inta wax heysata ayaa yiri “Shaqaalaaha shirkadaha ganacsiga ku leh dalka haddii ay min hal doolar iska aruurriyaan wax badan ayay qaban kartaa, marka waxaan dhiiri gelinayaa in bulshada ay u istaagto sidii ay isu gurman lahaayeen, kana qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska xarumaha shacabka loogu adeegayo ee danta guud ah”

Previous Post

Dagaal ka dhacay tuulada Ceel guduud ee gobolka Gedo

Next Post

Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo amartay maleeshiyaadka hubeysan ee Beledweyne ay hubka soo wareejiyaan

Next Post
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen

Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo amartay maleeshiyaadka hubeysan ee Beledweyne ay hubka soo wareejiyaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In