Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Turkiga oo uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Turkiga oo uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaan  dagaalka ka dhanka ah argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

IStanbul:-Madaxwynaha dalka Turkiga Rajeb Dayid Erdogan ayaa uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaaan dagaalka lagula jiro argagixisada.

“Muslim ahaan,  Waxaa inoo yaala howl muhiim ah inaan bar-bar istaagno dagaalka ka dhan ah kooxaha argagixisada sida Daacish, Al-qacida, Boko Xaram iyo Al-Shabaab kuwaasi oo waxyeelada uga weyn u gaysanaya Muslimiinta iyaga oo adeegsanaya magaca Islamka”  sidaas waxaa yiri Madaxweyne Erdogan oo ka hadlayey munasabad ka dhacday Istanbul shalay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweynaha ayaa  yiri “Muslimiinta waa in ay door-weyn oo muhiim ah ka ciyaaraan difaaca diintooda oo uu sheegay in si xun loo adeegsanayo, haddii aan Muslimiinta waxba ka qaban oo ah iney ka hortagaan ururada argagixisada dhamaan fara-gelinta saamaynta ku leh diinteena waa ay soconaysaa ayuu ku daray hadalkiisa”.

Madaxweynaha Turkiga ayaa sidoo kale aad u weeraray siyaasadda dawlada Ruska oo iyada qayb ka ah dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish oo ku xooggan dalalka Syria iyo Ciraaaq, si gaar ah joogitaan Ruushka ee dalka Syriya, waxaana labadan dowladood weli ka dhex taagan khilaaf ka dhashy diyaarad dagaal oo uu  Ruushka lahaa ou uu Turkiga soo riday bishii hore.

Waxaana hadalka Madaxweyne Erdogan uu imaanayaa xilli sannadkan 2015 ee dhamaanaya oo kaliya ay ururada agagixisada Daacish, Boko Xaram iyo Al-Shabaab ay gaysteen dilal kumanaan kun oo badankood ah Shacab muslimiin ah oo waxba galabsan, balse lama oga jawaabta ay ka bixin doonaan dunida Muslimka ee uu baaqa u diray, madaxweynaha Turkiga

Inkasta oo 34 dal oo ay Sacuudiga horumuud u tahay ay sheegeen horaantii bishan in ay yeesheen isbahaysi la dagaalamaya  kooxaha argagixisada.

WD: Maxamed Cisman Cabdi “Black Cobra”

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ka hadashay habka wadaaga wax soo saarka kheyraadka dalka

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ka hadashay habka wadaaga wax soo saarka kheyraadka dalka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In