Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga difaaca ee Baarlamaanka oo soo dhaweeyay in shaqsiga sanadka loo aqoonsado askariga Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddiga difaaca ee Baarlamaaanka oo suโ€™aallo weydiiyay taliska AMISOM oo tacayadiyo lagu eedeeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay goโ€™aanka dowladda Soomaaliya ay ugu aqoonsaneyso shaqsiga sanadkii tagay ee 2015ka in uu yahay askariga Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha guddiga difaaca ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa hoosta ka xariiqay in shaqsiga sanadkii tegay loo aqoonsado askariga Soomaaliyeed, taasi oo uu ku sheegay inay dhiiri gelineyso ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo har iyo habeenba u taagan ka difaaca shacabka cadowga Soomaaliyeed.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay mudanyihiin in la helo dad u ololeeya xuquuqda ciidanka.

โ€œWaa arrin fiican in bulshada la gaarsiiyo xaaladda ay ku shaqeeyaan ciidanka, waa muhiim in ciidanka la dhiiri geliyo, doorka Warbaahinta Qaranka waan soo dhaweyneynaa, waxaana kalo soo dhaweyneynaa in shaqsiga sanadkii tegay uu noqdo askariga Soomaaliyeed, baarlamaankana waan ka horsheegi doonaa si loo dhiiri geliyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyaโ€ ayuu yiri Xildhibaan Xuseen Carab Ciise.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada AMISOM oo howgallo ka dhan ah Shabaab ka sameyn doono Jubbooyinka

Next Post
Shir lagu soo xulayo xildhibaanada maamulka Jubba oo Kismaayo ka furmaya

Ciidamada AMISOM oo howgallo ka dhan ah Shabaab ka sameyn doono Jubbooyinka

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In