Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saldhiggii ugu horreeyay ee Degmada Kaxda oo Xarigga laga jaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Saldhiggii ugu horreeyay ee  Degmada Kaxda oo Xarigga laga jaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Xarigga looga jarayay Saldhigga Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay degmadaas, iyadoo ay ka qeyb Galeen Munaasabaddaas Taliyaha Ciidanka Boliiska, Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Taliyaha Boliiska Qeybta Gobolka Banaadir, Maamulka Degmada Odayaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud oo ka hadlay Munaasabaddaas ayaa sheegay in ka Boliis ahaan ay la shaqeyn doonaan Taliska Saldhigga Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdiraxmaan Kulmiye Xersi ayaa shacabka Degmada Kaxda Waxa uu ka cod saday in ay la Shaqeeyaan Taliska Saldhiggaan Cusub ee degmada si loo Adkeeyo Amniga.

Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Cali Xersi Barre Cali Gaab ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in xarigga laga jaro Saldhiggaan Cusub isla markaana ka talis Boliis ahaan ay la shaqeyn doonaan Maamulka Degmada iyo Taliska Saldhiga degmada Kaxda .

Guddoomiyaha Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir Cabdiladiif Xasan Badawi ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo Arrintaa maadaama isagoo cusub lagu guulaystay in xarigga laga jaro   Saldhiga degmada.

Odayaasha degmada ayaa dhankooda sheegay in ay Aad ugu Faraxsan yihiin inay yeeshaan Saldhig looga Taliyo Dadka reer Kaxda isla markaana Amnigooda lagu xaqiijiyo.

Previous Post

Qorshe lagu Dhameys Tirayo Argagixisada Shabaab oo ka socda Jubbaland” Dhageyso

Next Post

Minneapolis oo laga soo dhaweeyay Go’aankii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

Next Post
Minneapolis oo laga soo dhaweeyay Go’aankii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

Minneapolis oo laga soo dhaweeyay Go'aankii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In