Friday, February 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee dalka Suudaan oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Cabdiraxmaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee dalka Suudaan oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Cabdiraxmaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar Kamida Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee dalka Sudaan ku nool ayaa ka Tacsiyeeyay Geerida Ugaas Abdiraxmaan Ugaas Khaliif oo shalay lagu aasay Deegaanka Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

Aqoonyahannadaan oo ka mid ah kuwa wax kabarta dalka Suudaan ayaa Uga Tacsiyadeeyay Ehelladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif, iyagoo sheegay in Ugaas ku uu ahaa Ruux Jecel Samaha iyo Nadbadda taasna ay ka dhigneed doorkii uu bulshadiisa ku lahaa.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Golaha Wasiirrada XFS oo baaq ka soo saaray abaarta ka jirta dalkeenna

February 5, 2026

Shalay Ayaa Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif lagu Aasay  Gobolka Hiiraan gaar ahaan halka loo yaqaan Daaro Ugaas oo ku dhow Deegaanka Halgan halkaas oo ay ku Aasan yihiin Ugaas yadii ka horreeyay sida Aabihii Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

Previous Post

Horumarro Dhinaca Bulshada oo ka socda Deyniille

Next Post

Guddoomiye Watiin” Ciidamo Gaar ah ayaan U sameynay Amniga Beydhabo”

Next Post
Guddoomiye Watiin” Ciidamo Gaar ah ayaan U sameynay Amniga Beydhabo”

Guddoomiye Watiin" Ciidamo Gaar ah ayaan U sameynay Amniga Beydhabo"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Golaha Wasiirrada XFS oo baaq ka soo saaray abaarta ka jirta dalkeenna

February 5, 2026
0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

Somalia-Egypt Bilateral Meeting Highlight Strategic Partnership

February 5, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

February 5, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In