Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wafdi la socda ayaa gaaray Dalka Suudaan-SAWIIRO.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wafdi la socda ayaa gaaray Dalka Suudaan-SAWIIRO.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiin ka socotay Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Sudan iyo Safaarada Somaliya ay ku leedahay dalka Sudan ayaa ka qayb galay Soo dhaweynta Wasiirka.

Siihaya Safaarada Mudane ibraahim Guure Maxamed oo soo dhaweynta kadib warbaahinta Qaranka Kula hadlay Hoolka shirarka ee Garoonka khartuum ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in Wasiirku uu Casuumaad Rasmiya ka helay Jaamacada Caalamiga ee afrika

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Wafdigan uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Dowlada Somalia Ayaa Kulamo layeelan doono Madaxda wasaarada arimha gudaha iyo Taliska Ciidanka Dalkan Sudan.

Dhanka kale wasiirka ayaa tibaaxay in uu sidoo kale jiro kulamo uu la qaadan doono madaxda sar sare ee dowladda suudaan oo uu kala hadli doono iskaashiga labada dal  wufuudaasina uu qeeb ka yahay dhigeeyga  dalka suudaan  ayuu yiri wasiir odawaa

Dowladda suudaan ayaa ah dowlada inta badan soomaaliya garab muuqda ka siisa taageero joogta ahna la garab istaagan  madaxda dowladda iyo shacabka soomaaliyeed intaba wuxuuna balan qaaday sidoo kale wasiirka in  uu kulamo kala duwan uu la qaadan doono jaaliyada soomaaliyeed ee dalka suudaan si aan u kala warqaadano ayuu wasiirku raaciyay

Waa markii ugu horeesay tan iyo markii loo magacaabay xilka  wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka dowladda soomaaliya  cabdiraxmaan odawaa uu soo gaaro Khartuum

DSC02840 DSC02844 DSC02846 DSC02853

Sawir Qaade: Cabaas Maxamed Nuur

Previous Post

Dowlada Jibuuti oo xiriirki u jartay Iiraan, yo Joordan oo u yeeratay Safiikii u joogay Tehran.

Next Post

Qaxooti Soomaali ah oo dibad bax ka dhigay Jarmalka

Next Post
Qaxooti Soomaali ah oo dibad bax ka dhigay Jarmalka

Qaxooti Soomaali ah oo dibad bax ka dhigay Jarmalka

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In