Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka cusub ee gobolka Shabeelaha hoose oo xilka la wareegay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka cusub ee gobolka Shabeelaha hoose oo xilka la wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad uu xilka kula wareegayay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax, ayna ka qeyb galeen Odoyaasha dhaqanka, saraakisha ciidanka qalabka sida, haweenka, culimaa’udiin iyo qeybaha kale ee bulshada ayaa maanta lagu qabtay degmada Afgooye.

Qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka oo goobta ka hadlay ayaa soo dhaweeyay guddoomiyaha cusub, iyagoo sheegay ina la shaqeyn doonaan, waxayna amaan u jeediyeen gudoomiyihi hore ee gobolka.

Related posts

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026

Guddoomiye ku-xigeenada arrimaha bulshada iyo amniga ee gobolka Shabeelaha Hoose oo dhankooda hadal kooban ka jeediyay xafladda ayaa sheegay inay si hagar la’aan ah ula shaqeyn doonaan guddomiyaha cusub, ayna ka go’antahay inay gacan ka geystaan horumarka gobolka.

Guddoomiyihi hore ee gobolka Shabeelaha Hoose Cabdiqadir Maxamed Nuur Siidii ayaa ka codsaday qeybaha bulshada inay la shaqeeyaan maamulka cusub, isagoo dhankiisa xusay in uu la shaqeynayo.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in uu xoogga saari dono ka shaqeynta amniga, isagoo ka codsaday in gacan lagu siiyo gudashada waajiabadka loo idmaday.

Markii ay soo gabo gabowday xil wareejinta ayaa Guddoomiyaha cusub iyo mas’uuliyiin kale waxa ay kormeer ku soo sameeyeen waaxyaha ay degmada ka koobantahay, si ay u indho indheeyaan amniga magaalada.

Previous Post

Hub iyo Gaadiid Dagaal oo lagu wareejiyay Galmudug “SAWIRO”

Next Post

Madaxweynaha oo maanta kulankii ugu horreeyay la yeeshay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo maanta kulankii ugu horreeyay la yeeshay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo maanta kulankii ugu horreeyay la yeeshay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya "SAWIRRO"

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In