Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo dhagax dhigay dhismaha xarunta Idaacadda iyo TV-ga Koonfur Galbeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo dhagax dhigay dhismaha xarunta Idaacadda iyo TV-ga  Koonfur Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shaley magaalada Baydhabo dhagax dhigay xarunta TV-ga iyo Idaacadda maamulka Koonfur galbeed.

Xafladda dhagax dhiga waxaa ku sugnaa wasiirka warfaafinta dowlad goballeedka Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa ugu baaqay shacabka koonfur galbeed in ay ka qeybqaataan dhismaha xarunta TV-ga iyo Idaacadda si ay u noqoto xarunta dadka hanuuniso.

“Dowladdu waa shacabka, hantida dowladda waa shacabka. Hanti kale dowladda ma lahan, maamulkii ayey heysaa, Ugaas Xasan waa uu keenaa wuu dhaggax dhigay wuu ku dedaalay wuu noo baaqay waan u nimid laakin ma dhammeestiri karo, laakin waa in shacabka Koonfur galbeed ay ka qeyb qaataan dhismaha xarunta” ayuu yiri Maareeye.

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, ayaa ganacsatada iyo qurba joogta ugu baaqay in ay ka qeybqaataan xarunta Afka maamulka Koonfur galbeed.

Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, ayaa gacacan ka geesatay siddii maamullada dalka ay u heli lahaayeen TV-yo iyo Idaacadda ka shaqeeya meelaha ay ka howgalaan.

Previous Post

Munaasabadd lagu soo gaba gabeynayay Xuska Mowliidka oo Magaalada Cape town lagu qabtay”Sawirro”

Next Post

Madaxweyne Xasan Shiiq: Ma fashilmin Shirkii Kismaayo ee wuu Guuleystay

Next Post
Madaxweyne Xasan Shiiq: Ma fashilmin Shirkii Kismaayo ee wuu Guuleystay

Madaxweyne Xasan Shiiq: Ma fashilmin Shirkii Kismaayo ee wuu Guuleystay

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In