Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Puntland oo Sheegtay in uusan Fashilmin Shirkii Madasha wada-tashiga Qaran ee Dhawaan Kismaayo lagu soo gaba gabeeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Puntland oo Sheegtay in uusan Fashilmin Shirkii Madasha wada-tashiga Qaran ee Dhawaan Kismaayo lagu soo gaba gabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntaland C/wali Max’ed Cali Gaas oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in marnaba aan la dhihi Karin, in uufashilmay shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee dhawaan ku soo gaba gaboobay MagaaladaKismaayo ee xarunta Maamulka Jubba,Waxaana uu sheegay in lagu balamay shirar kale si loo sii amba qaado wada hadalada ku aadan meesha ay ku wajahan tahay Soomaaliya, maaddaama dabayaaqada Sanadka 2016 ka uu qorshuhu yahay in dalka ay doorashooyin ka dhacaan, marka ay madaxdaSoomaalida isku raacaan hal aragti.

Madaxweynaha Puntaland C/wali Gaas ayaa dhanka kale tilmaamay in Maamulkiisu uu diyaar u yahay marwalbaa in Soomaaliya ay horumarto, kana gudubto fowdadii iyo kala dambayn la aantii aanu mudda dheer ku soo jirnay.

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Hadalka Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan lagu soo gabagabeeyay Magaalada Kismaayo Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran, ee ay ka qayb galeen Madaxda Sare ee Dowladda Dhexe ee Soomaaliya, kuwa Dowladd goboleedyada dalka ka jira, iyo Xubbno Beesha Caalamka socday, kaas oo ugu dambayn laga soo saaray qodobo dhawr ah, inkastoo qodobadii lagu kala aragti duwanaa aan la soo saarin hadana waxaa la sheegay in shirarka iyo wadahadaladu ay sii socon doonaan si xal kama dambeys ah looga gaaro.

Previous Post

Dufcadii 11aad oo maanta ka qalin jabisay Jaamacadda SIMAD -SAWIRRO

Next Post

Ciiamada ammaanka ee Galmudug oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad jidgooyo dhiganayay

Next Post

Ciiamada ammaanka ee Galmudug oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad jidgooyo dhiganayay

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In