Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo ka dalbatay Masar iney sii deyso wiil Soomaali ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo ka dalbatay Masar iney sii deyso wiil Soomaali ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada Midoobay ayaa ka dalbatay dowladda Masar inay sii deyso wiil yar oo Soomaali ah oo u xiran muddo lix bilood ah.

Wiilka oo lagu magacaabo Yuusuf Maxamed Aadan, da’diisuna ay tahay 17 jir ayaa Masar lagu xiray, horraantii bishii Juun ee sannadkii hore.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Warbixin ay soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF ayaa lagu sheegay in wiilka yari dalkiisa uga soo qaxay amni darro. sidoo kale warbixinta ayaa lagu xusay in Yuuuf uu dalkiisa hooyo ka qaxay markii malleeshiyadka Al-Shabaab ay dileen walaalkiis.

Warbixinta ayaa waxaa kaloo lagu xusay in Masar ay ku xiran yihiin carruur qaxooti ah oo ay tiradoodu gaarayso 50,  kuwaasoo 25 ka mid ah ay qaxooti ahaan u diwaaganshan yihiin.

Ciidamada amaanka dalka Masar ayaa xiray bishii July ee sanadkii 2015-ka Yuusuf Maxamed Aadan oo ah muwaadin Soomaaliyeed, waxa uuna wiilkan ku xiran yahay xabsiga Qarmuus ee ku yaal magaalada Alexandria.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidanka XDS+Sawirro

Next Post

Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixdey heshiis iskaashi+Sawirro

Next Post
Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixdey heshiis iskaashi+Sawirro

Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixdey heshiis iskaashi+Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In