Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah ka bilowday magaalada Boosaaso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Olole Nadaafadeed oo ka bilowday qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa laga bilaabay olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah, kaasi oo looga gol’leeyahay sidii loo hagaajin lahaa bilicda magaalada.

Ololahan ka bilowda xaafadaha magaalada Boosaaso ayaa maamulka gobolka Bari waxa ay ku sheegeen inay tahay mid lagu xoojinayo bilicda magaalada, waxaana ay intaa ku dareen in maalinki ay dadku shaqo ku mashquulsanyihiin howlahooda shaqo, balse habeenkii ay isla garteen in la xoojiyo ololaha nadaafadeed ee dib loogu soo celinayo bilicdii ay magaaladu lahayd.

Related posts

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

February 15, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

February 15, 2026

Maamulka Gobolka Bari waxa ay bulshada magaalada ugu baaqeen inay ka qeyb qaadaan ololaha nadaafadda, isla markaana ay qashinka ka ilaaliyaan meelaha ay ku shubayaan, si dadka howsha nadaafadda ku howlan ay ugu sahlanaato.

Xildhibaan Maxamed Maax Colow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Degmada Bosaaso, kana tirsan Waaxda nadaafada iyo fadhawrka ee Dawlada Hoose ayaa ganacsatada uga digay in qashinka ay waddooyinka ku soo daadiyaan, isagoo xusay in ciddii lagu arka laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

Previous Post

Qoraayaal Soomaaliyeed oo ka qeybgalay bandhiga caalamiga ah ee buugaagta oo lagu qabtay Masar

Next Post

Madaxweynaha “Dhismaha maxkamadda dastuuriga ah waa muhiim”

Next Post
Madaxweynaha “Baarlamanku waa inuu dedejiyaa meel marinta sharciyada muhiimka u ah waddanka”

Madaxweynaha “Dhismaha maxkamadda dastuuriga ah waa muhiim”

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO():-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM , oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashadii Qof iyo Codka ee ka dhacday...

Safiirka JFS ee dalka Koonfur Africa oo kulan la qaatay Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee dalkaas

Safiirka JFS ee dalka Koonfur Africa oo kulan la qaatay Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee dalkaas

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KOONFUR AFRIKA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Mudane Maxamad Sheekh Isxaaq, ayaa kulan ballaaran oo is-xogwaraysi...

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah beeraha degmada Afgooye

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah beeraha degmada Afgooye

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(AFGOOYE):-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In