Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka banaadir oo dhagax dhigay waddo muhiim ah oo dib u dhis lagu sameynayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Gudoomayahiii Gobolka Banaadir oo xilka laga qaaday, iyo Gudoomiye cusub oo la magacaabay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ay wehliyaan Xilibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaliya iyo Guddoomiyaha Degmada Wadajir ayaa maanta dhagax dhigay wadada isku xirta isgoysyada SOOBE iyo danwadaagta degmada Wadajir, taaso loo yaqaano Wadada buula-xuubey si loogu sameeyo dib u dhis casri ah.

Wadada la dhagax dhigay ayaa ah wada ay ka muuqtao bur bur xoogan isla markaana ay maristeeda dhibaato ku qabaan gaadidka iyo dadweynaha, xiliyada roobkuna ay biya fadhiistan ayaa waxaa suura gashay in qarashad ay iska soo aruurriyen maamulka degmada iyo bulshada ku dhaqan degmada lagu dhiso oo laami lasaaro wadada Buula-Xubey, taasi oo loo qoondeeyayin lagudhiso qarash gaaraya 1.155$ muddo saddex bilood gudahooda sida uu warbaahinta u sheegay Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee gobalka banaadir Axmed Cabdule Afrax.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026

Taliyaha qeybta guud booliska ee gobalka Banaadir Jeneral Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa sheegay in dhismaha waddadan ay qeyb ka qaada neyso sugida amniga.

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xusen Jimcaale Madaale ayaa ku bogaadiyay dadka Soomaaliyed ee dalka iyo dibada ku nool iney ka qeyb qaataan dib u dhiska xarumaha danta guud oo ay waddooyinka ku jirto.

Xilibaan Bishaara Cabdi Diiriye oo xubin ka ah gudiga Wadooyinka ee Barlmaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in dadka oo ku tashta hantidooda, isla markaana ay ku bixiyaan dhismaha dalkooda ay suura galineyso in la gaaro halka la hiigsanayo.

 

 

Previous Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo guda galay daah-furka wajiga koowaad ee dib u eegista Dastuurka KMG

Next Post

Dowladda Britain oo ciidanka XDS ugu deeqday $4.3 milyan

Next Post
Dowladda Britain oo ciidanka XDS ugu deeqday $4.3 milyan

Dowladda Britain oo ciidanka XDS ugu deeqday $4.3 milyan

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In