Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo u codeynaya qodobka 10 aad ee guddiga xuduudaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa u codeynaya qodobka 10-aad ee sharciga xuduudaha, iyagoo akhrinta labaad marinaya sharciga axsaabta.

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud Habdhowraha baarlamaanka oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in meel marinta qodobka tobnaad ay ku timid markii ay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha ay codsadeen in waqti loogu daro, iyadoo qodobkan uu qeyb ka ahaa hindise sharciyeedka Guddigan

Related posts

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026

“Shirka baarlamaanka ee maanta waxaa loo codeyn doonaa qodobka tobnaad ee sharciga xuduudaha, hindise sharciyeedkii lagu dhisay Guddiga xududaha ayaa tilmaamay in guddiga ay waqtiga ugu egtahay bisha august mana suurta geleyso in howlaha horyaala ay ku soo gabo gabeeyaan, waxayna codsadeen in waqti kordhin loo sameeyo, ajandaha labaad waxa uu ku saabsanyahay akhrinta labaad ee sharciga axsaabta siyaasadeed ee dalka” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar.

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaaciyay in la dhisayo garoomo lagu tababbarro cayaartooy da’yar ah

Next Post
R/Wasaare Cumar oo Qado Sharaf u sameeyey Ciyaartoydii 11-jirada ee ku matalayay Qaranka Soomaaliya Tartankii Jeem Cup “Sawirro”

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaaciyay in la dhisayo garoomo lagu tababbarro cayaartooy da'yar ah

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In