Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo ka mid noqotay guddiga fulinta Hay’adda ACSAD ee Jaamacadda Carabta”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo ka mid noqotay guddiga  fulinta Hay’adda ACSAD ee Jaamacadda Carabta”Sawirro”

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii Golaha Guud ee Xarunta Daraasaadka degaanada qalalan iyo dhulka Qarfaha ee raacsan Jaamacadda Carabta ayaa saaka ka furmay  hoolka shirarka ee Hotel Sofitel Qaahira dalka Masar,

Kulanka waxaa guddoominayay Wasiirka Beeraha & Xanaanada Xoolaha ee Masar Dr Cisaan Faayed iyo Agaasimaha Guud ee  Hay’adda “ACSAD” oo  Jaamacadda carabta u qaabilsan Cilmi baarista Deegaannada qallalan iyo Dhulka qarfaha Dr Rafiiq Saalix ,waxaa lagu soo bandhigay warbixinno iyo daraasaad ku saabsan shaqooyinka xarunta ee ka hortagga abaaraha,nabaad guurka iyo horumarinta daraasaadka ku saabsan daaqa,xoolaha iyo biyaha.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026

Soomaaliya Shirka waxa uga qaybgalay Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Siciid Xuseen Ciid iyo Wafdi la socday oo ay ka mid yihiin agaasimaha cilmibaarista iyo Barotolka Wasaaradda Dr.Mursal Xaaji Craxman iyo Eng.Maxamed Claahi Muumin madaxa Waaxda qorsheynta iyo tababarada Wasaaradda.

Shirka oo ahaa mid muhiim ah Soomaaliya waxay ku guuleysatay in loo doortay xubnaha  Guddiga Fulinta ee labada Sano ee socota,Waxaa kaloo go,aanadii lagu gaaray kamid ahaa in Xarunta ACSAD si dhakhso ah uga howlgasho Soomaaliya dhamaan mashaariicda xaruntaasi ee kala duwan khuseayana Xoolaha iyo Wax-soosaarka sida xoolaha,ka hortagga nabaad guurka horumarinta calafka xoolaha,horumarinta dhallanrogga iyo bacriminta xoolaha,ka faaiideysiga biyaha dhirta iyo daaqa.

Shirkaasi dib waxaa  loogu doortay agaasimihii Guud ee ACSAD Dr Rafiiq Saalix oo si kumeel gaar ah loo doortay  in markii sadexaad uu xilkaan qabto.

Ugu dambeyntii shirkaas waxaa goob joog ahaa wasiirrada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee dalalka Jaamcadda Carabta.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

20160301_085826 20160301_085921

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Previous Post

Kulanka baarlamaanka oo maanta su’aalo lagu weydiinayo Taliyaha nabad Sugidda

Next Post

Xaaladda Dhuusa-marreeb oo deggan

Next Post
Xaaladda Dhuusa-marreeb oo deggan

Xaaladda Dhuusa-marreeb oo deggan

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
0

Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10...

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In