Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Aminga Dalka o Midowga Yurub Kala Wareegay Qalab Loogu Talo Galay Boliiska

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiiro kormeerey xero lagu daryeelo carruur agoon ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ka dhacday Xarunta Ciidanka Amisom ee Soomaaliya ayaa wasiira amniga Gudaha Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed  waxa uu Midowga Yurub kala wareegay Deeq isugu jirta gaadiid doomo iyo Qalabka Isgaarsiinta ciidanka oo loogu talagalay Ciidamda Booliiska Soomaaliyeed.

Munsaabada waxa kale lagu Bogaadiyay Mashaariicda lagu tababarayo Ciidanka Booliiska ee ay Fulinayso Qaramadada Midoobay isla markaana ay maalgalinayso Midowga Yurub.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

July 19, 2026
Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gabagabeeyay

July 19, 2026

Ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay in talaabadan ay qeyb ka tahay Dhismaha Hay’adaha Amniga ee Soomaaliya.

Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Michael Jorfen de’orso  waxa uu tilmaamay deeqdan ay qeyb ka tahay deeqo kale oo ay ugu talagaleen Ciidanka Booliiska SOomaaliyeed.

Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed ayaa ugu Mahad Celiyay Midowga Yurub Taageerada Ay  Siinayaan Soomaaliya, waxaana uu ciidamada Boliiska uu ku amray in si deg deg ah qalabkani ay ugu shaqeeyaan umadda Soomaaliyeed.

Midowga Yurub oo taageeraya Hay’adda Miina Baarista u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa wada dadaala Lagu taageerayo Ciidamada Booliiska Gaar ahaan Kuwa loo tababaray Miina Baarista.

Previous Post

Horjooge Xasan Xanafi Oo Markii Ugu Horeysay Saakay Cadaaladda Hortagaya

Next Post

Kulanka Xildhibaanadda Ee Maanta Oo Mar Kale Su’aallo Lagu Weydiinayo Ra’isul Wasaaraha

Next Post
Kulanka Xildhibaanadda Ee Maanta Oo Mar Kale Su’aallo Lagu Weydiinayo Ra’isul Wasaaraha

Kulanka Xildhibaanadda Ee Maanta Oo Mar Kale Su’aallo Lagu Weydiinayo Ra’isul Wasaaraha

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

July 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta kulan ku...

Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gabagabeeyay

July 19, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Waxbarashada Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cali Maxamed ayaa rasmi ah u soo xiray shirweynaha isbeddelka Waxbarashada Gobalka Benaadir...

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

July 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa isaga iyo Agaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda...

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In